Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Waddani Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhex Qarxay Xisbigaasi

Hargaysa(SLPOST):-Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay In Uu Laba Qaybood U Kala Jabiyey Xisbigaasi Kaas oo Ka...

Tirsiga 7aad ee Taxanaha Qormooyin Boobe Yuusuf Ducaale ka qoray Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh

“Markaa waxaanu isla garanay in faraha laga qaado, oo sidoodaa loo daayo, laakiin, qaynuunka cusubi ‘Irshaadaat’ ka bixiyo mas’uuliyadda oo ninkii caytama, qofka uu...

Somalia :Madaxwaynaha Wadanka Burundi oo Saaka Muqdisho ka Dagay

Muqdisho (SLPOST) Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada Burundi Pierre Nkurunziza ayaa goor dhow abaara 9:50 daqiiqo barqanimo ka  degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee...

Guddomiyahii Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Iscasilay

Hargeysa(SLPOST) Guddoomiyahii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Xamari ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay isaga oo ku sababeeyey iscasilaadiisa Mid shakhsi ah oo...

Ujeeddada Socdaallo Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Dibadda Somaliland Isaga Daba-tageen dalka Itoobiya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shalay gelinkii dambe socdaal ugu baxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, ka...

Wax HaLaga Qabto Cilaajyaddan Dabarka Goostay /Qalinkii C/qaadir Askar

Waxaa sanadahan danbe magaalooyinka dalkan jamuuriyada Somaliland ku soo badanaya goobaha lagu xereeyo dadka qaba xanuunka dhimirka taas oo looyaqaan cilaajka . Hadaba goobahaa cilaajyada...

Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha oo eriday dhakhaatiirtii baadhi jirtay xoolaha loo dhoofiyo wadamada khaliijka ka dib markii dhawaan lasoo celiyey labo markab oo geel ah

Hargeysa (SLPOST)Xili Muddo Bil Gudaheed Ah Xoolo Ka Dhoofay Maxjarka Aljaabiri  Ee Magaalada Berbera Dib Looga Soo Celiyayay Magaalada Jidah Ee Dalka Sacuudi Carabiya ...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img