Xildhibaan Ka Mid ah Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Bom Loogu Xidhay Gaadhigiisa
Muqdisho(SLPOST)Agagaarka daarta Salaama Bank ee degmada Xamar Weyne waxaa saaka qarax miino lagula eegtay Xildhibaan Isaaq Maxamed Riino, kaasi oo u geeriyooday dhaawac culus...
DHEGAYSO: Xukuumadda Somaliland oo tafaasiil ka bixisay Falkii maanta ka dhacday Xabsiga Dhexe ee Hargeysa iyo tirada Dad loo qab-qabtay tuhunkeeda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil ka bixisay Dhacdado Isku-day Baxsi ah oo ay Maanta sameeyeen Maxaabiis ku jirta Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa,...
DAAWO: Xog-warran lala yeeshay Dhalinyaro ka mid ah Dadka aan Waxba Maqlin (Dunida Aamusan)
Hargeysa (SLpost)- Halkan waxa aanu Akhristayaasha ugu soo gudbinaynaa Waraysi lala Yeeshay Qaar ka mid ah Dhalinyarada laxaadka dhinaca Maqalku ka maqan yahay (dhegooleyaasha),...
Tirsiga 5aad ee Taxanaha Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
Hadday maalintii na hor kacaan, midho ma weyneene, Ma-naxaannadii baan arladan, meerisna u toline, Marnaba yaydinaan dhicin kuwii, male ku soo goostay, Miyigeenna nimankii mindida, meel walba...
Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Waa Halyey Qaran Oo Mudan In Loo Abaal Gudo! – W/Q: Yusuf Saalax Cawed
Waxaan Ugu Horeyn Salaamayaa Guud ahaanba Saxaafada iyo Saxafiyiinta Somaliland Salaan Sharaf iyo qiimo badan kadib, qoraal iyo maqaal kasta oo cidi qortaaba waxa uu...
DHAQDHAQAAQA ICTIRAAF-DHABAYNTA Ee Oslo – W/Q: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)
Waxa furmaya albaab kale oo fursad siinaya qaddiyadda ictiraaf-raadinta Somaliland. Waa dhaqdhaqaaq u muuqda inuu ku bilaabmay dardar iyo niyad-hufnaan lagu raadinayo arrin badhi...
Aynu Wada Qadeyno – W/Q: Cabdifataax (Ceelaabe)
Cuntada ugu Muhiimsan Saddexda Wakhti ee sida weyn wax loo Cuno Ayaa loo Aqoonsadey Qadada,Wax badan oo aaney Labada wakhti ee kale ee wax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

