HomeTaliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Sheegay In La Adkeeyey Qaadashada Rugsadaha Wadista...

Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Sheegay In La Adkeeyey Qaadashada Rugsadaha Wadista Gaadiidka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLPOST)Taliyaha Guud Ee ciidanka bilayska ayaa ka hadlay gaadiidka sii badanaya iyo shalalkiisa.

download (15)

Iyadoo Lagu Jiro Ololaha Toddobaadka Ee Qaramada Midoobey U Astaysay  Badqabka Wadooyinka, Ayaa Somaliland, Waxaa Ku Soo Batay Shilalka Ay Gaadiidku Sababaan.

2013 Shilalkaasi Baabuurta Ku Burburtay Ay Gaadhayaan 1596 Gaadhi.

Xoolo Nool Oo Dhan 516 Ayaa Ka Mid Ah Noolaha Ku Dhintay Shilalka. Dhismayaal Gaadhaya 133 Ayaa Sidoo Kale Ku Burburtay Shilalkaasi .

Bilaha January Ilaa March 2014 Shilalkaasi Waxaa Ku Burburay Gaadiid Dhan 414. Iyadoo Xoolo Nool Oo Ku Dhow Konton Neef (50) Iyo Dhismayaal Gaadhaya 26 Ku Burbureen.

Boliisku Waxay Sheegeen In Sababaha Ugu Badan Ee Keena Shilalka Gaadiidka Somaliland Ay Yihiin Telifoonka Mobile-Ka Oo Darawalada Gaadiidku  Isticmaalaan Iyagoo Gaadhigiina Wada, Xawliga Loo Wado Gaadhiga Iyo Taxadar La’aan .

Waxaa Ugu Badan Ee Keena Shilalka Waa Gaadiidka Yar-Yar Iyo Gaadiidka Waaweyn Ee Gobollada Isaga Goosha .

Boliiska Ayaa Dhowaan Ka Hirgeliyay Magaalooyinka Waaweyn Ee Somaliland Gaadiidka Boliiska Ee Gurmadka Degdega Ah Ee Loo Yaqaanno 99.

Dadka Ayaa Ku Eedeeya Booliiska Traafikada Inay Debecsanyihiin Iyo In Liisamada Gaadiidka Lagu Wado Si Fudud Lagu Helo.

Hase-Yeeshee Taliyaha Guud Ee Booliiska General Fadal Ayaa U Sheegay BBC-Da In Booliisku Gutaan Hawshooda Laakiinse Aan Khaladaad Aanay Meesha Ka Madhneyn. Wuxuu Sheegay In Haatan La Adkeeyay Qaadashada Ruqsada Wadidda Gaadiidka.

Xigasho BBC-da

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories