Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Wadamada JSL Ka Tegeera Horumarinta. +Sawiro

Hargeysa (SLPOST)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo lagu wareejiyey Naadinta Shirkadaha fulin kara Diiwaangelinta Muwaaddiniinta

Hargeysa (SLpost)- Guddiga farsamo ee diiwaangelinta Muwaaddiniinta Somaliland, ayaa Guddiga Qandaraasyada Qaranka ku wareejiyey Qoraal Dhukumenti ah oo ay ku idil yihiin Shuruudaha laga...

Maamulka Jaamacadda Alpha oo Wasiirka Waxbarashada ku bogaadisay Wax-qabadkeeda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Alpha ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa Prof Cabdirisaaq X. Xuseen, ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo...

Hay’adda Dhawrista Tayada Agabka oo Digniin u Jeedisay Ganacsatada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Dhawrista Tayada Agabka Somaliland, ayaa sheegtay in alaabooyin macmal ah oo loo ekaysiieyay alaabo hore loo isticmaali jiray dalka soo galeen,...

DAAWO: Golaha Deegaanka magaalada Sheffield oo Maanta Cod Aqlabiyad ah ku taageeray Aqoonsiga Somaliland

Sheffield (SLpost)- Golaha Deegaanka magaalada Shiffield ee dalka Ingiriiska oo maanta isugu yimi Fadhi ay kaga doodeen Mooshin ku aaddan taageerada Aqoonsiga Somaliland oo...

Dawladda Kenya Oo Xeryaha Qaxootiga Faray In Diinta Kiristaanka Lagu Baahiyo

Hargeysa(SLPOST) Amar Dawladda Kenya dhawaan ku soo rogtay dadka qoxootiga ah ee ku jira xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma, hasa-yeeshee ka shaqeysta Magaalooyinka dalkaasi, ayaa...

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ku Taliyay In La Mideeyo Doorashooyinka

Hargeysa(SLPOST);-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin,ayaa ku taliyay in la mideeyo doorashooyinka marka laga reebo ta deegaanka, waxaanu sheegay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img