Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay go’aanka Golaha Deegaanka Sheffield ku Go’aamiyeen taageerada Aqoonsiga Madax-bannaanida Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaabo geesinimo leh ku sifeeyay Go’aanka Golaha degaanka Sheffield ee Ingiriisku ku aqoonsaday Somaliland. “ Dawladda Somaliland...
Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 26aad
Haddana wax ima seegaane Horraantii sannadkii 1998, ayaa wefdi uu hoggaaminayey Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal booqasho ku tegay Djibouti, waxa wafdigii gurigiisa ku martiqaaday...
Djibouti Iyo Somaliland Oo Heshiis Xaga Amniga ah Kala Saxeexday
Djibouti (SLPOST)Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, iyo wefti uu hogaaminayay ee socdaalka shaqo ku joogay dalka Jabuuti ayaa dhigiisa waddanka Jabuuti la...
Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Musharraf oo Dirqi Kaga bad baaday isku day dil
Pakistan(SLPOST) Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Musharraf ayaa ka bad baaday isku day dil, kadib markii kolonyo la socotay qarax wado dhinaceeda la geliyay...
Jeneraal lagu dilay Qarax ka dhacay Jaamacada Qaahira
Qahira(SLPOST)Jeneraal ka tirsan ciidamada Booliiska ayaa ku dhintay sadex qarax oo ka dhacay irida hore ee Jaamacada Qaahira ee caasimada dalkaasi Masar. Weerarkan ayaan la...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Kordhiyeen Ergadii Shirweynaha Maalmo Gudahoodna Ku Qabsanayaan Shirka
Hargeysa(SLPOST) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa faah faahin ka bixiyay halkay wax u marayaan guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga. Guddoomiye Muuse Biixi...
Dawladda Kenya oo Sheegtay in aaney Ciidankeeda kala baxaayn Soomaaliya
Kenya(SLPOST)Dawladda Kenya ayaa sheegtay in qorshaha iminka aaney ugu jirin in Ciidankeeda kala baxdo dalka Soomaaliya oo ay ku sugan yihin. Wasiirka Difaaca ee Kenya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

