HomeDawladda Kenya Oo Xeryaha Qaxootiga Faray In Diinta Kiristaanka Lagu Baahiyo

Dawladda Kenya Oo Xeryaha Qaxootiga Faray In Diinta Kiristaanka Lagu Baahiyo

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLPOST) Amar Dawladda Kenya dhawaan ku soo rogtay dadka qoxootiga ah ee ku jira xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma, hasa-yeeshee ka shaqeysta Magaalooyinka dalkaasi, ayaa sababay inay Diinta Islaamka ka baxaan, sheegaana inay Kiristaan noqdeen.

kkDadkan Diinta Islaamka ka baxay oo iyaga oo Muslim ah dawladda Kenya u soo jeedisay inay Xeryaha Qoxootiga dib ugu noqdaan, ayaa si ay u sii joogaan Magaalooyinka dalkaasi ku dhawaaqay inay ka baxeen Diinta Islaamka, taasi oo ay doonayaan inay kagag jawaabaan amarka dawladda ee ah inay Magaalooyinka ka baxaan dadka qoxootiga ah ee Islaamka ah.

Dadka Diinta Islaamka ka baxay, ayaa waxa ku jira Soomaalida reer Koonfureedka ah ee dawladdu Kenya u soo jeedisay inay ku laabtaan xerada Dhadhaab, kuwaasi oo hadda ka cabsanaya inay si caadi ah ugu laabtaan Xeryaha ay dadkoodu ku jiraan, waxaana Soomaalida sheegtay inay diinta Kiristaanka qaateen fuuley culays kaga imanaya dhanka Soomaalida kale.

Amarka dadka Islaamka ah ee qoxootiga ka dhanka ah, ayaa soo baxay ka dib markii qaraxyo yaryar oo isdaba joog ahi ay ka dhaceen Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee ay ku dhaqan yihiin Soomaalida ugu badan, kuwaasi oo ah kuwo uu saamaynta xun ku yeeshay amarkaasi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories