Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Muj:Cali Gurey Oo Ka Hadley Sida Uu U Arko Ictiraafka Sheffeild,Wasiirada Tagayna Ku Sheegay Kuwo Duulaan Ah

Hargeysa(SLPOST) Gudoomiyaha Ku-Xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah UCID Muj:Cali Yuusuf (Cali Gurey)ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sida uu u arko citiraafka maanta golaha deegaanka...

Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo Raysal-wsaaraha Ingiriiska si toos ah ugu ban-dhigay Ahmiyadda Isu-Gudbinta Lacagaha Soomaalida

London (SLpost)- Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil, Mr Cabdirashid Mohamed Saciid, ayaa si toos ah ugu soo bandhigay Raysal-wasaaraha Ingiriiska, David Cameroon, ahmiyadda dhaqaale...

Dhageyso -Wasiirka Caafimaadka Oo Sheegay Inaanu Dr Macaw Siin Warqad Ogolaasho Oo Uu Dalka Kaga Shaqeeyo

Hargeysa (SLPOST) Caafimaadka Oo Sheegay Inaanu Dr Macaw Siin Warqad Ogolaasho Oo Uu Dalka Kaga Shaqeeyo, Wasiirka Caafimaadka Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) Ayaa...

Dhul –Gariir Xoogle Oo Gil Gilay Koonfurta Amerika Xalay Saqdii Dhexe

Koonfur Amerika (SLPOST) Dhulgariir xoogleh ayaa laga dareemay xalay saqdhexe dalalka Chile, Peru iyo Bolivia oo kamid ah dalalka koonfurta Amerika. Dhulgariirka oo xoogiisa lagu...

Sheekh Weyn Oo Caan ah oo lagu dilay Mombasa Kenya

kenya(SLPOST)Waxaa xalay magaalada Mombasa ee caasimada labaad ee Kenya lagu dilay Shiikh Abubakar Shariif Xassan oo kamid ahaa culumaa’udiinka ay dowlada Kenya ku eedaysay...

London: Dahabshiil Group Among The MUSLIM NEWS’s Annual Awards Honourary

London (SLpost)-Muslim News International has honoured Dahabshiil Group to be part of their annual Awards to the most valuable companies and personals among the...

Khilaafaadka Masuuliyiinta Xukuumada Oo Sii Xoogaystay Iyo Aamusnaanta Madaxweynaha

Hargeysa(SLPOST)-Khilaafyada u dhexeeya waaxyaha xukuumadda Somaliland ayaa u muuqda inay isa soo tarayaan, waxaana banaanka u soo baxaya is-mariwaaga ka dhexeeya masuuliyiinta xafiisyada isaga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img