HomeMadaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ku Taliyay In La Mideeyo...

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ku Taliyay In La Mideeyo Doorashooyinka

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLPOST);-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin,ayaa ku taliyay in la mideeyo doorashooyinka marka laga reebo ta deegaanka, waxaanu sheegay in burbur dhaqaale ay doorashooyinku dalka ku hayaan.

ax-yuuusf y

axmedWaxaanu xukuumadda haatan u soo jeediyay Axmed Yuusuf in la qabto diiwaangalin si looga dheeraado muran doorashada ka yimaada oo khal khal dalka galiya, waxaanu sidan ku sheegay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland mar uu u waramayay warbaahinta, waxaan isaga oo arimhaas ka hadlaaya uu yidhi “Doorashooyinka faraha badan dhaqaalaha ayay burburiyaan oo waxyeelo badan ayay  leeyihiin, wax hawl yarna maaha, waxaanan anigu ku talin lahaa in doorashooyinka laga dhigo ta deegaanka oo mar ah iyo inta kale oo mar la wada qabto, si ay inoo wada dhaafaan oo dalku uu u dhismo, waayo xiligayagii waxa wakhtigii naga qaaday 2001-dii waxaanu qabanay codayntii dastuurka,2002 waxaanu samaynay tii deegaanka, 2003-diina doorashadii madaxtooyada, 2005-tiina doorashadii golaha wakiilada, doorashooyinka badan waxay sameeyaan burbur dhaqaale iyo colaad, kolayba waynu koraynaa oo hore ayaynu u soconaa, maantana kursigii ma joogo laakiin talo ayaan ka bixinayaa.”

Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Waa in la sameeyaa diiwaangalin aan guur guurin oo rasmi ah si aanu dalka wax khal khal ah ugu iman, haddii maanta diiwaan galin la samaynaayo waa in hadda la bilaabaa oo si habsami ah loo sameeyaa oo inaga oo diiwangalin rasmi ah helna mooyaane aan wax doorasho ah la qaban, sababta oo ah waxay keenaysaa cadaalad  iyo is qabqabsi la’aan, markaas waxaan ku talin lahaa in diiwaangalintaas si fiican loo hirgaliyo, oo waliba laga horaysiiyo kaadhka dhalashada,si qof kasdtaa uu u yeesho keedhkiisa dhalashada.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories