HomeRaysalwasarihii Liibiya Ee Bisha Hayay oo iscasilay kadib markii loo hanjabay

Raysalwasarihii Liibiya Ee Bisha Hayay oo iscasilay kadib markii loo hanjabay

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Liibiya(SLPOST)Raysalwasaarihii Kumeel Gaadhka ee dalka Liibiya Cabdullah Al Thinni ayaa xilka iska casilay kadib markii loo hanjabay isaga iyo reerkiisa.

thani-libye

Raysalwasaaraha ayaa istiqaaladiisa shalay (Axad) u gudbiyey Golaha Shacabka ee dalka Liibiya, isagoo sheegay in aanu aqbali doonin in xilka uu hayo ay u dhintaan dad reer Liibiya ah.

Iscasilaada ayaa timid sida la sheegayo kadib markii guriga uu degen yahay Raysalwasaaraha ay weerareen kooxo hubeysan, wallow weerarkaasi aan cidna wax ku noqon.

Raysalwasaaraha ayaa xilka hayey muddo ku dhaw 1 bil oo kaliya, waxaana xilka loo magacaabay kadib markii xilka laga xayuubiyey Raysalwasaarihii ka horeeyey Ali Saydan oo lagu eedeeyey inuu wax ka qaban waayey kooxaha maleeshiyaadka ee gacanta ku haya xarumaha shidaalka laga soo saaro ee bariga dalkaasi Liibiya.

Dawlada Liibiya ayaa xiligan lahayn ciidamo rasmi ah waxaana jira maleeshiyaad badan oo hubeysan kuwaasi oo khal khal ku haya amaanka dalkaasi isla markaana ka awood badan xukuumada.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories