DAAWO SAWIRRADA: Hormadii Labaad ee Soomaalida laga soo Tarxiilay Kenya oo Maanta laga dejiyey magaalada Muqdisho
Muqdisho (SLpost)- Waxa maanta garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey Hormadii Labaad ee Soomaali laga soo tarxiilay dalka Kenya, kuwaas oo qayb...
Qaybta 2aad ee Taxanaha Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh
Aan u soo noqdo shirkii 2aad ee Maarj 1993kii iyo Addis-Ababa. Saddex wefdi ayaa Somaliland uga aqyb galay: wefdi SNM ka socday oo aan...
DAAWO: Xukuumadaha Somaliland iyo Jabuuti oo ka wada-hadlay Qodobbo Door ah oo Khuseeya Danaha Labada waddan
Djibouti (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada iyo Hawlaha Guud & Guriyeynta Somaliland Xirsi CalI Xaaji Xasan iyo Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Dalka...
Golaha Deegaanka Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska oo loo gudbiyey Mooshin taageerada Aqoonsiga Somaliland
Bristol (SLpost)- Xisbiga Liberal Democrat ayaa mooshin uu soo diyaariyey xildhinaan Christian Martin oo laga soo doorto deegaanka Clifton East, kaas oo saabsan xaqa...
DHEGAYSO Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa laga soo saaray go’aamo taabanaya dhinacyada...
Dawladda Ingiriiska oo Maanta Shaacisay inay ka noqotay Digniintii Dhinaca Socdaalka ee Somaliland
London (SLpost)- Xukuumada Ingiriiska ayaa shaacisay inay muwaadiniintoodu tegi karaan magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera maadama nabadgelyo ka jirto, waxaanay sidaa ku shaacisay digniin socdaal...
WARBIXIN: Wakaalada Biyaha Burco Oo Tahli Kariwayday Inay Daboosho Surmiga Iyo Haraadka Burco
Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer waxay ka mid tahay magaalooyinka rabi ku manaystay biyaha, waxaana jira baahi badan oo biyo la,aaneed taasi oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

