HomeDawladda Ingiriiska oo Maanta Shaacisay inay ka noqotay Digniintii Dhinaca Socdaalka ee...

Dawladda Ingiriiska oo Maanta Shaacisay inay ka noqotay Digniintii Dhinaca Socdaalka ee Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

London (SLpost)- Xukuumada Ingiriiska ayaa shaacisay inay muwaadiniintoodu tegi karaan magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera maadama nabadgelyo ka jirto, waxaanay sidaa ku shaacisay digniin socdaal maanta wasaarada Arrimaha Dibedda Ingiriisku soo saartay.

Bristol City CouncilSida lagu sheegay qoraalka xafiiska Arrimaha Dibedda waxa lagu sheegay inay ka digayaan tegitaanka guud ahaan waxii la odhan jiray Soomaaliya, marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, waxaanu u dhignaa digniinta ay soo saareen, “Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka waxuu ka digayaa socdaal guud ahaan Soomaaliya, oo Somalland ku jirto, marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Dhamaan muwaadiniinta Ingiriiska ee jooga Soomaaliya waa inay ka baxaan. Sidoo kale muwaadiniinta aan shaqo muhiim ah hayn waa inay ka baxaan magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Isbedelka digniinaha socdaalka ee Ingiriisku ku fasaxay tegitaanka magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa ka dambeeyey socdaal shalay wasiirka Afrika u qaabilsan Ingiriiska Mark Simmonds ku yimi Somaliland oo ku sheegay kulan ay yeesheen Madaxweyne Siilanyo iyo xubno wasiirada ka mid ah ka dib, inay isbedel ku samayn doonaan digniinaha socdaal ay ka bixiyaan Hargeysa iyo Berbera, maadama nabadgelyadoodu wanaagsan tahay.

SOMALILANDPOST.NET

London/UK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories