HomeWasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Waa Halyey Qaran Oo Mudan In Loo Abaal...

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Waa Halyey Qaran Oo Mudan In Loo Abaal Gudo! – W/Q: Yusuf Saalax Cawed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

0 AA aadyusufWaxaan Ugu Horeyn Salaamayaa Guud ahaanba Saxaafada iyo Saxafiyiinta Somaliland Salaan Sharaf iyo qiimo badan kadib, qoraal iyo maqaal kasta oo cidi qortaaba waxa uu leeyahay ujeedo iyo hadaf gaar ah, waxaa xusid mudan maqaalkaygana aan ku iftiiminayaa hawlkarnimada, waxqabadka iyo xilkasnimada wasiirka hawlaha guud ee somaliland Mudane C/risaaq Khaliif uu qabtay mudadii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay talada haysey.Waxa wasiirku qayb libaax ka qaatay sidii bulshada reer Somaliland intooda waxtabanaysa iyo inta hadafyada kala gedisan aaminsanba ay wax ula qaybsan lahaayeen guud ahaan shacabka Somalilandna ay mid u ahaan lahaayeen, waa wasiirka keliya ee ku guuleystay gudashada waajibaadkii qarankani u igmaday iyadoo aynaan halkan kusoo koobi karin waxqabadka iyo dedaalka wasiirka hawlaha guud ayaan waxaan xusayaa ama isdultaagayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee mudan in taariikhda lagu Xuso.Wasiir C/risaaq Khaliif waxa uu kaalin wax ku ool ah ka qaatay xalinta iyo turxaan bixinta labadii beelood ee walaalaha ah ee xurgyftu ku dhex martay deegaanka docosha taaso u suurtagashay inuu ka saaro meesha wax kastoo kolkii hore keenay iskudhaca iyo khilaafka.

Wasiirka waxaa sidoo kale lagu xasuusan doono u hagar bixidii dib u hagaajinta Warshada Laydhka oo uu mashiino Cusub usoo iibiyey dibna ukiciyey taaso bulshadu kaga baahi baxday dhibaatadii mudada badan ka haysatay mashiinadii gaboobay ee xukuumadaha dhawrka ahi kala dhaxleen.Wasiir C/risaaq Khaliif waxaa kaloo lagu xasuustaa oo aan marleyba ka bixi doonin maskaxda iyo maanka bulsho weynta reer Somaliland Garaadkii mudada badan dibad meerka ah uguna muhiimsanaa Garaadada Reer Sool kaaso uu wakhti badan u huray sidii uu somaliland usoo geli lahaa bulshada u hogaanka dhaqan u yahayna ay wax ula qaybsan lahaayeen walaalahooda reer Somaliland, taaso qayb ka ah dedaaladii wasiir C/risaaq u galay sidii Sool Iyo Sanaag bari ay uga tisqaadi lahayd maamul daadajin xaq iyo xuquuqba loo siman yahay.

Waxaan ugu Dambayntii kaga baxayaa wasiirka hawlaha guud waa masuul mudan in lagu maamuuso shahaado sharaf heer qaran ah oo uu ku mutaystay waxqabadka Xilkasnimada huwan.

Yusuf Saalax Cawed

Email: yusufsalax1980@gmail.com

Tell: 00252-63-4476279

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories