Wararkii u Dambeeyey tirada Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa iyo Khasaaraha ka soo gaadhay Ilaaladii Xabsiga oo qaarkood geeriyoodeen
Hargeysa (SLpost)- Askari ka tirsan ciidanka Asluubta ayaa dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaadhay , ka dib markii ay Rasaas ku rideen Maxaabiis...
Edna Adan: Inaugural Recipient of the Penn Nursing Renfield Foundation Award
Honoring a Leader in Global Women’s Health Saturday, April 19, 2014 Philadelphia, PA – Following an intense selection process, Edna Adan has been named the inaugural...
Madaxweyne Siilaanyo oo kulan soo-dhawayn ah u sameeyey Siyaasiyiin dhowaan u diga-rogtay Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga...
Dowladda Imaaraadka oo Gaadiid fara badan iyo Qalab kale oo Ciidan ugu deeqday Ciidamada Soomaaliya.+Sawiro
Muqdisho (SLPOST) Maxamed Al-Cuthmaan Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ku wareejiyay dowladda Soomaaliya Deeq ka timid Dowladda Imaaraadka carabta oo isugu jirtay...
Dawladda Ingiriiska Oo Mar Kale Uga Digay Muwaadiniintiisa In Aanay Usafrin Somalia iyo Somaliland
UK (SLPOST) Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale ku celisay digniintiisii amni ee ahayd inaanay muwaadiniintiisu tegi karin Somaliland, marka laga reebo Hargeysa iyo Berbera...
“Basaasidda Mucaaridka Iyo Saxaafadda Ayaabay Xukuumadani Shaqo Ka Dhigatay, Xisbiyada Iyo Warbaahintu Waa Inay Ka Mudaharaadaan Oo Weliba Ay Qoraalo U Diraan Caalamka” –...
Boston (SLpost)- Musharaxa madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo shirkadaha isgaadhsiinta ku eedeeyey inay u heshiiyeen...
Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii Lagu Ee Deeyay Qeyral Masuul
Kabtankii wadey markabkii ku degay Kuuriyada Koonfureed maalintii Arbacada ayaa sheegay in ciladda markabku u degey ay ahayd cimilada oo aad u xumeyd, dabayl,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

