HomeXildhibaan Ka Mid ah Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Bom Loogu Xidhay Gaadhigiisa

Xildhibaan Ka Mid ah Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Bom Loogu Xidhay Gaadhigiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)Agagaarka daarta Salaama Bank ee degmada Xamar Weyne waxaa saaka qarax miino lagula eegtay Xildhibaan Isaaq Maxamed Riino, kaasi oo u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaadhay qaraxaasi miino.

DSC00099-500x375

Qaraxa Miino ayaa la sheegayaa in Xildhibaanka loogu xidhay gaadhi uu watay kaasi oo la qarxay markii uu isku dayay inuu gaadhigiisa kaxeysto.

Daqiiqado kaddib waxaa goobtaasi soo gaadhay ciidamada Booliska Dowladda Federaalka, kuwaasi oo bilaabay howlgallo isla markaana meesha ka qaaday meydka Xildhibaanka.

Ma aha markii ugu horeysay oo miino nooca saacadda ku shaqeysa lagu dilo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, iyadoo hore qarax sidaan oo kale ah lagu dilay Xildhibaan Garweyne xilli uu marayay agagaarka xarunta Bacadlaha Xamarweyne.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Weyne oo soo gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qaraxaasi ay ka dambeeyaan kooxo nabad-diid ah oo ka soo horjeeda Dowladnimada Soomaaliya iyo nabad ka dhacda dalka oo dhan.

 

DSC00099-500x375 DSC00100-500x375 DSC00097-500x375 DSC00101-500x375

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories