HomeSomaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Ciidamo Dhigay Aaga Deegaanka Carmaale Ee...

Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Ciidamo Dhigay Aaga Deegaanka Carmaale Ee Gobalka Sanaag

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somaliland (Slpost) Kadib booqashadii madaxweynaha Soomaaliland  ee Laas-qoray waxaa sii kordhaysa xiisada siyaasaddeed ee ka jirta gobolka Sanaag.

galgala1-2-348x180

Wararkii ugu dambeeyey ee ay maanta laga helayo gobolka Sanaag,  waxay sheegayaan in cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka Soomaaliland ay tageen deegaanka Carmaale oo 75km u jirtamagaalada Badhan.

Wararka kale ayaa waxa habeenimadii xalay wareysi ay la yeelatay idaacada VOA  wasiirka warfaafinta

maamul goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Indha-guran oo xalay la hadlay VOA, wuxuu sheegay in soomaaliland ay ciidan ku daabulayso gobolka Sanaag taasoo abuurayso collaad iyo dagaal dhaca, dadka gobolka Sanaag ayaa kacsan waxayna saamayn ku yeelatay xiisada jirta, sida aan wararka ku hayno.

Soomaaliland oo ka hadashay dhaqdhaaqan ayaa tilmaantay in ciidamada tegay gobolka Sanaag ay yihiin kuwa tababar dhamaystay oo dib uga howl-bilaabaya xaruumahoodii hore, xiisada gobolkaas ka jira ayaa u muuqata mid adag tan iyo 16-kii bishan oo madaxweyne Siilaanyo tegay Laas-qoray.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories