HomeQaramadda Midobay Iyo African Union Oo Ka Digay Sansaanta Colaadeed Ee ka...

Qaramadda Midobay Iyo African Union Oo Ka Digay Sansaanta Colaadeed Ee ka Muuqata Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

UN (SLPOST)-Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa markii u horeysay caddeeyey inay walaac ka qabaan xiisadda isa soo taraysa ee ka taagan Gobolka sanaag, halkaasoo ismaandhaafka xuduud ee u dhaxeya Puntland iyo Somaliland ka soo cusboonaaday.

Kay-300x192

Nickolas kay oo ka hadlayay shir  ay yeesheen Guddiga nabadgalyada iyo amaanka ee Ururka Midowga Afrika ayaa ku baaqay in arrintan la dejiyo.

 ‘’ Waxaan ka walaacsanahay xiisada milateri ee u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland ee gobolada Sool iyo Sanaag, waxaana ugu yeerayaa deganaansho iyo in laga hortago iska hor imaad,’’ ayuu sheegay isagoo warbixin kaga hadlayay xaalada Soomaaliya ee u dambeeyay.Kay

Hadalka danjiraha ayaa ku soo beegmaysa xili dhaqdhaqaaq milateri ay labada dhinac ka wadaan bariga Sanaag, halkaasoo ay ku muransanaayeen muddo dheer.

Waxaanu khilaafkani soo cusboonaaday markii Maamulka Puntland uu dhaleecayn iyo dhaqdhaqaaq Milateri kaga jawaabay booqasho Madaxweynaha Somaliland ku tegay degmada laasqoray oo ku taala Dhulka Somaliland marka la eego xuduudkii Lixdankii u yaalay Somalida, ka hor intii aanay midoobin waqooyi iyo Koonfur.

Dhinaca kale, wararkii ugu dambeeyay ee Deegaanadaasi naga soo gaadha ayaa sheegaya inay xaaladu wali degentahay, isla markaana Ciidamo Somaliland ka socdaa gaadheen degmada Carmala oo 75km u jirta Badhan.

Xiisada u dhaxaysa labada dhinac ayaa wali ku kooban Hanjabaado iyo eeddeymo afka ah, waxaase si weyn isha loogu hayaa in Madaxweynaha Puntland yimaado Bariga sanaag, taasoo laga war war qabo hadii ay dhacdo in iska hor-imaad iman karo.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories