HomeMalaysia Oo Ku Dhawaaqday In Diyaaradii La Waayay Ku Dhacday Badda weynta...

Malaysia Oo Ku Dhawaaqday In Diyaaradii La Waayay Ku Dhacday Badda weynta “HINDIA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kuala lumpur(SLPOST)-Reysal-wasaraha Dalka Maleeshiya Najib Rasak ayaa xaqiijiyay in diyaaradii MH370 ee laba todobaad ka hor la waayay ku dhacday Bad-weynta Hindiya, cid ka badbaadayna jirin.

razak-740x510

Sida ay muujinayaan macluumaad cusub oo uu helay Satlelite-ka Ingiriisku Diyaaradaas ayaa ku dhacday Badda, isla wakhti yar ka dib markii la waayay.

Diyaaradda ayaa siday markii ay ka duushay Garoonka Diyaaradaha ee Kuala Lumpur 239 Rakaab ah iyo shaqaale, kuwaasoo dhamaantood la maqan qalfoofka Diyaaradda oo la la’yahay ilaa horaantii bisha March.

Reysal-wasaaraha Malaysia Najib Razak oo shir-jaraa’id qabtay Maanta gelinkii dambe ayaa sheegay “kani waa arrin naxdin qoto dheer leh iyo inaynu ka xumaano oo u baahan inaanu caddeyno”ayuu yidhi.

Dhinaca kale war murtiyeed laga soo saaray waaxda Duulimaadyada ee Dalka Malaysia, ayaa lagu caddeeyay inuu dhamaan rabo baadhitaankii kala duwanaa ee diyaarada lagu raadinayay, laakiinse la sii wadayo ilaa laga helayo jawaab sax ah.

“way sii soconayaa hawl-galaddii kala duwanaa ee qaran ee lagu raadinayay diyaaradda, si aynu raadino keebaa sax ah”ayaa lagu yidhi bayaan.

“Mida kale baadhista diyaaradii MH370, waxa jira baadhitaano deg deg ah kuwaa oo aynu sidoo kale rajeynayno inay ina siiyaan jawaabo”ayaa la sii raaciyay bayaanka ka soo baxay Duulimaadyada Malaysia.

Dhinaca kale Fariin qoraal ah oo ay baahisay Hay’adda Duulimaadyada Malaysia ayaa lagu yidhi “hadii aad maqasho saacadaha soo socda dhawaaqa Raysal-wasaaraha Malaysia, waa inaad aqbashaa dhamaan dhacdooyinka la soo jeediyay ee ah in diyaaradii luntay ku dhacday Koonfurta Bad-weynta hindia” .

Qaraabadda Rakaabkii diyaaradda

MH370 has ended in Indian OceanWarka ka soo baxay dawladda Malaysia, ayaa murugo iyo naxdin ku beeray qoysaska iyo qaraabadda boqolaalka la socday Diyaaradda oo badankoodu dalka shiinaha u dhasheen.

Waxaase dhinaca kale rajo laga qabaa inuu soo afjaro jahawareerkii ka taagnaa raacdada iyo wararka isburinaya ee marba marka ka dambeysa dhegehooda ku soo dhacaya, taasoo u bedeli doonta qaraabaddu inay ka samraan dadkoodii iyo saaxiibada ku geeriyooday shilkaasi.

Waxaana xusid mudan in markii warkani soo baxay ka dib, dalka Shiinaha Caasimadda Beijing dawladdu kula shirtay eheladda dadka wali la la’yahay ee diyaaradda saarnaa, dabadeed intii shirku socday dhawr qof dibada uga soo baxeen iyagoo ooyaya.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories