Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

“Wixii Heshiisyo ah ee lagu galo Muqdisho, anaga nama khuseeyaan Waxaanu Nahay Dal Madaxbanaan..” Wasiir Xirsi

Hargeysa (SLPOST)  Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,  ayaa sharaxay ujeedda kulan ay wadda yeesheen Guddida Somaliland u matalaysa Wadda-hadaladda Somaliland iyo Somalia...

Ruushka oo sheegay in Ukraine ay ku galeen codsi Madaxweyne

UN-(SLPOST) Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay isugu yimid kulankii 3aad oo ay ka yeeshaan xiisada ka taagan dalka Ukraine. Kalfadhiga aan caadiga ahayn...

Dabley caruur iyo hooyadood ku diley miyiga gobolka Mudug

Somalia (SLPOST) Rag dabley ah oo aan weli si rasmi ah  la aqoonsan ayaa xalay saqdii dhexe, waxay caruur iyo haween ku dileen miyiga...

Booliska Mexico oo Qabtay 6 Qof oo Soomaali ah

Mexico (SLPOST) Booliska dalka Mexico ayaa sheegay in ay qabteen ilaa 6 qof oo Soomaali kuwaas oo doonayay in ay si sharci darro ku galaan...

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Mowqifkiisa ku Aaddan Muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay aragtida iyo mawqifka ay Xisbi ahaan ka...

Duqeymo xoog ah oo caawa lagu ekeeyay Magaalada Baydhabo, xilli uu khilaaf xoogan ka taagan yahay

Bay(SLPOST)Wararka laga helaayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa waxay sheegayaan in caawa lagu garaacay duqeymo xoogan, oo aan la ogayn khasaaraha ka...

‘Eat, Sleep And Relax’: World’s Oldest Person Shares Secret To Longevity On 116th Birthday

The world's oldest person, Misao Okawa, will celebrate her 116th birthday on March 5 2014. And ahead of this momentous occasion she shared her secret...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img