HomeRuushka oo sheegay in Ukraine ay ku galeen codsi Madaxweyne

Ruushka oo sheegay in Ukraine ay ku galeen codsi Madaxweyne

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

UN-(SLPOST) Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay isugu yimid kulankii 3aad oo ay ka yeeshaan xiisada ka taagan dalka Ukraine.

ruushkaWaraaqUkraine1-

Kalfadhiga aan caadiga ahayn ayaa waxaa codsaday Dowlada Ruushka oo xiligan cadaadis caalami ah soo foodsaaray tan iyo intii ay ciidamadooda gudaha u galeen dhulka Ukraine.

Dowlada Ruushka ayaa kulankii Golaha Amaanka ku shaaciyey qoraal uu saxiixay Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Ukraine Victor Yanakovich, qoraalkaasi oo uu uga codsaday in ciidamada Ruushka usoo gurmadaan.

Dowlada Ruushka ayaa sheegtay inay ogolaansho ka heysatay dowlada Rasmiga ah ee Ukraine xiligii ay ciidamadooda gudaha u galeen gobalka Crimea ee koonfurta Ukraine.

Ciidamada Ruushka ayaa tan iyo shalay ku hareeraysnaa xarumaha militariga iyo saldhigyada ciidamada Ukraine ay ku leeyihiin gobalka Crimea.

Sidoo kale maraakiibta dagaalka ee Ruushka ayaa xanibay inay wax dhaq dhaqaaq ah sameeyaan maraakiibta ciidamada bada ee Ukraine. Maalin kahor ayuu Taliyihii Ciidamada Bada ee Ukraine ku biiray xoogaga taageersan Dowlada Ruushka.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories