Home“Wixii Heshiisyo ah ee lagu galo Muqdisho, anaga nama khuseeyaan Waxaanu...

“Wixii Heshiisyo ah ee lagu galo Muqdisho, anaga nama khuseeyaan Waxaanu Nahay Dal Madaxbanaan..” Wasiir Xirsi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLPOST)  Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,  ayaa sharaxay ujeedda kulan ay wadda yeesheen Guddida Somaliland u matalaysa Wadda-hadaladda Somaliland iyo Somalia u socda oo uu Xubin ka yahay.

xirsi

Wasiir Xirsi oo markii uu kulankaasi dhamaadday ay Warbaahintu wax ka weydiisay ujeedda kulankan, waxa uu sheegay in ay Guddi ahaan u soo diyaar-garoobayeen wadda-haddalo kale oo ay yeesheen Somaliland iyo Somalia.

 Waxaana haddaladisii ka mid ahaa  “Inaanu u sii diyaar garawno oo wax iska sii waydiino wada hadalada soo socda ayuunbay khusaysay oo shaqo maalin leh ah oo noo socotay ayay ahayd, markaa wuxuu wasiirka khaarajigu noogu yeedhay inaanu is waraysano dadka kale ee Reer Somaliland ahna wixii talo iyo tusaale ay hayaan aanu waydiino oo aanu la wadaagno” ayuu yidhi  Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan .

Wasiirka oo la weydiiyay in heshiiskii ay dhawaan kala saxeexdeen Dawladda Somalia iyo Qaramadda Midoobay, waxa uu ku jawaabay  “Wixii heshiisyo ah ee lagu galo Muqdisho anaga nama khuseeyaan, waxaanu nahay dal madax banaan oo khayraadkiisa, maamulkiisa iyo siyaasadiisa u madax banaan ayaanu nahay. Duniduna way noo timaadaa waanu la macaamilaa”.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories