HomeDuqeymo xoog ah oo caawa lagu ekeeyay Magaalada Baydhabo, xilli uu khilaaf...

Duqeymo xoog ah oo caawa lagu ekeeyay Magaalada Baydhabo, xilli uu khilaaf xoogan ka taagan yahay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Bay(SLPOST)Wararka laga helaayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa waxay sheegayaan in caawa lagu garaacay duqeymo xoogan, oo aan la ogayn khasaaraha ka dhashay.

dagaal habeen

Waxaa la sheegay in duqeymaha laga soo tuuray xaafadda Suuqa Xoolaha, oo ku taala geeska Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Dadka reer Baydhabo, ayaa waxay Warbaahinta gudaha u sheegeen in madaafiicda xoogeeda ay ku soo dhaceysay xaafadda Buulo Hadama ee Magaalada Baydhabo.

Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom ee deggan Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa jirin jawaab ay ka bixiyaan duqeymaha caawa loo qaybiyay Magaalada Baydhabo.

Saraakiisha ammaanka ee Magaalada Baydhabo, ayaa ka gaabsaday in ay faah faahin ka bixiyaan duqeymaha fiidnimada caawa loo geystay Magaalada Baydhabo.

Inkastoo aan la ogayn khasaaraha ka dhashay duqeymahaan, ayaa waxay hadana baqdin daran ay ku beereen dadweynaha ku dhaqan Magaalada Baydhabo.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories