Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Waa qofka dunnida ugu Da,da weyn Waxa ay ka Warantay Wixii ay Usoo Taagneyd !!

Haweenaydaan oo dhalatay sanadku markuu ahaa 1898 ayaa u sheegtay wargeyska The Guardian ee Ingiriiska in caafimaadkeedu aad u wanaagsan yahay oo ay si...

Boqortooyada Sucuudiga oo Dalkeeda ka Mamnuucday Isticmaalka Sharaabka Firfircoonida Keena (ENERGY)

Riyad (SLpost)- Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta soo saaray sharci gebi ahaanba dalkaas lagaga mamnuucay iibinta iyo isticmaalka sharaabka firfircoonida keena (Energy), isla markaana aan...

Gorfeynta Buugga: MIISAANKA NOLOSHA – ‘W/Q: Cabdisalaan Axmed Muuse “Cagaf”

‘Qoraallada, dhiganayaasha iyo sheekooyinka ku xardhan Af-soomaaligu waxay ahaayeen qaar soo tarmayay amma soo burqanayay sannadihii u danbeeyay.Haddaba, buugtaas iyo sheekooyinkaa iska soo daba...

Madaxweynaha Iran oo Sheegay in Shareecada Islaamku Xaaraantimaysay Haysashada Hubka Nukliyeerka

Iran(SLPOST)Madaxweynaha dalka Iran Mr. Hassan Rouhani, ayaa shaaciyey in dalkiisu aannu ku hawlanayn samaynta iyo haysashada hubka sida xun wax u gumaada ee nukliyeerka,...

Maxkamadda Ciidanka Somaliland oo Xabsi Madaxaa Ha Kufurto Kuriday Taliyihii hore ee Saldhigga Booliska Daloodho

Hargeysa(SLPOST):- Maxkamadda Sare ee Ciidammada Somaliland, ayaa maanta Xabsi Madaxaa haku furto ah (Xabsi-daa’im) ku xukuntay Taliyihii hore ee Saldhigga Booliska Daloodho ee magaalada...

IDAACADA QURAANKA: Qodobka Ugu Mudan Wax-Qabadka Xukuumada – QORE: KHALID MAXAMED AYJEEX

Bismilahi raxmani raxiim Quraanku waa dawada quluubta. Waa hubaal inaad akhristoow igu raacsantahay in umad muslim ah oo aan kor u qaadin quraanku ay wax...

Nin Dhalashadiisu Tahay Faransiis oo lagu dilay Libya iyo Xarunta Baarlamaanka oo la weeraray

Benghzi (SLPOST) Kooxo hubeysan ayaa muwaadin u dhashey dalka Faransiiska ku toogtay magaalada Benghazi ee bariga dalka Libya.   Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img