Netanyahu oo Falastiiniyiinta ka codsaday Aqoonsiga ..
Taleviv (SLPOST) Raysalwasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu oo safar ku jooga dalka Maraykanka ayaa khudbad kasoo jeediyey shirweynaha AIPAC ee kooxda u ololeysa maamulka Yuhuuda. Netanyahu...
Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji AyaaTafaasiil Ka Bixiyey Mootooyin Loogu Talo-galay Galbinta Madaxwaynaha Iyo Maamuska Madaxda-Dhageyso
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta soo bandhigay afar mooto oo cusub, kuwaasi oo loogu in Maamuus ahaan u...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Sheegay inay Qabteen Gacan ku dhiigle dilay Taliyihii Xaaji Saalax
Hargeysa (SLPOST) wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen gacan ku dhiiglihii dilay taliyihii...
Madaxweynaha Aljeeriya C/casiis Butakliifa Oo Markii 4-aad Isku Soo Taagaya Doorashada iyo Dadweynaha Wadankaa Oo Ka Biyo Diidsan Doorasha uu isku Soo Taagayo
Aljeeriya(SLPOST)Madaxweynaha Aljeeriya Cabdicasiis Butafalika Madaxweynaha Dalka Aljeeriya ayaa markii 4aad sheegay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha doorashooyinka dhici doona bisha April. Todobaadyadii lasoo dhaafayey...
Geerisa Kenya ;Qaad Noociisa Ku Cusub Qeybo Ka Mida Kenya Oo Dadda ka Ka Doona Mirqaan Macno Waaliya ku Keenay –Warbixin BBC...
Geerisa (SLPOST) Waxaa dhawaan dadka degen magaalada geerisa eek u taala bariga wadan ka Kenya. Ayaa waxaa imika lagu cunaa qaad magaciisa layidhaahdo MAGOKA ayaa...
DHEGAYSO: “Waxaan Ka Raali Galinayaa Xukuumadda Eedaymo Uga Yimi Xubno Ka Mida Bahdda Garsoorka” – Guddoomiyaha Maxka Madda Sare Yuusuf Ismaaciil
Hargeysa (SLpost) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa sheegay in uu Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka raali-gelinayo eedaymo uga yimid...
Weftigii Maayarka Hargeysa Oo Somaliland Uga Qayb-galay Munaasibad Lagu Xusayay 35-Guuradii Aasaaska Xisbul-Xaakimka Jabuuti
Djibouti (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay sannad-guuradii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

