HomeNetanyahu oo Falastiiniyiinta ka codsaday Aqoonsiga ..

Netanyahu oo Falastiiniyiinta ka codsaday Aqoonsiga ..

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taleviv (SLPOST) Raysalwasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu oo safar ku jooga dalka Maraykanka ayaa khudbad kasoo jeediyey shirweynaha AIPAC ee kooxda u ololeysa maamulka Yuhuuda.

netanyahu-bibi

Netanyahu oo shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Barack Obama ayaa la sheegay in laga codsaday inuu dar dar geliyo wadahadalka nabadeed ee bariga dhexe, isla markaana joojiyo qorshaha dhismayaasha cusub ee laga dhisayo dhulka laga boobo Falastiiniyiinta.

Maraykanka ayaa sheegay in aysan waxba ka qaban Karin culeyska Beesha Caalamka saareyso Isra’iil hadii aysan joojin dhul boobka ay ku wado deegaanada shacabka Falastiin doonayaan inay mustaqbalka ka dhistaan maamulkooda.

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Isra’iil ay wax walba ka hormarin doonto amnigeeda, wuxuuna ugu baaqay Falastiiniyiinta inay aqoonsadaan Dowlada Yuhuuda.

Sida aan diyaarka ugu nahay inaan Aqoonsano dowlada Falastiin yeelato, waa in Falastiiniyiinta aqoonsadaan in dalka Isra’iil uu yahay wadanka Yuhuuda….” Ayuu yiri Netanyahu oo ka khudbeenayey shirweynaha kooxda AIPAC ee u ololeeya Yuhuuda

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji AyaaTafaasiil Ka Bixiyey Mootooyin Loogu Talo-galay Galbinta Madaxwaynaha Iyo Maamuska Madaxda-Dhageyso

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta soo bandhigay afar mooto oo cusub, kuwaasi oo loogu in Maamuus ahaan u hor iyo dabagalaan mararka uu safarka u baxayo

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegay in dhalinyarada askarta ee ku shaqeyn doona mootooyinkan loo dirayo dal ka mid ah Yurub, si u soo bartaan baratakoolka iyo maamuuska Madaxda.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories