Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland waxay Tacsi u Dirayaan Xasan Baanarooma oo Aabbihii ku geeriyooday Hargeysa

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, iyo Suxufiyiinta kala ah,...

Djibouti: 9 qof ayaa ku dhimatey 9 qofna wa lalaayahey dooni sidey tahriibayaal Ethiopian ah oo ku dagtey Khor-Angar

Djibouti(SLPOST)Dooni siday dad gaadhaya ilaa 36 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dagtey meel aan ka dheereyn xeebta Khor-Angar ee gogolka Obock, wararku waxey...

Hargeisa iyo Timo-Jarayaasha Casriga ah – W/Q: A/Fataax

Adeegyo badan Ayaa caasimada laga hirgelinayaa,kuwo hore u Jireyna waxa lagu sameynayaa Casriyeyn iyo Cusbooneysiin hor leh,iyada oo la rabo in Nolosha iyo Adeegyada...

Daalin Samafale, Digtoor Cudur Sida Iyo Deeq Halaag Ah – W/Q: Weriye Mohammed Aden Dirir

Hayada Barnaamijka Caafimaadka Aduunka Oo Marka Magaceeda La Soo Gaabiyo Loo Yaqaan WHO Waxay Mid Tahay Hayadaha Samafalka Ee Dalkan Somaliland Ka Shaqeynayey Mudada...

EGYPT: Cabdifatax Siisi oo ka hadley murashaxnimadiisa xilka Madaxweynaha

Masar(SLPOST)Hogaamiyaha Militariga Masar Gen.Cabdifataax Siisi ayaa sheegay in dhawaan uu jawaab cad ka bixin doona codsiga uga yimid shacabka Masar. Wasiirka Gaashaandhiga ee Masar Gen.Siisi...

Abaan Duulaha Ciidanka Somaliland Oo Sheegay inuu sii Xoogaystay Khilaafkii u dhexeeyey Taliyaha.

Hargeysa (SLPOST) Abaan-duulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Cabdilaahi Xaaji Jaamac(Calas) ayaa sheegay inaan wax horumar ah laga gaadhin khilaaf hore u soo kala dhex galay...

“Boqol sanno ayuu Ciise Muuse saarnaa, magaaladan Berberana Niman Sacad Muuse ah ayaa haystay oo xukumayey ee waxaad yeelaysaan boqolkiina sanno suga…” – QORMADA...

Dharaaro Xussustood - Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 22aad Hadmaa dooxii Herer dekado yeeshay Oo Dunbuluq laga raacay doonyaha Maxamuud Ismaaciil ( Qaasim) 11 Noofambar 1996, ayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img