HomeMaxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qaranka oo Xukunno Dil iyo Xabsi ah...

Maxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qaranka oo Xukunno Dil iyo Xabsi ah ku Fulisay Rag loo haystay Dhacadadii Seemaal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Cidamadda Qaranka Darajada Koowaad ayaa shalay Dil ku xukuntay Cawir Xareed iyo Qarxiye kuwaas oo agu Eedeeyey in ay fuliyeen Dilalkii ka dhacay Seemaal iyo Kalabaydh, sidoo kale waxay min Tobana sano oo xadhig ah ku xukuntay laba ka mid ah kooxdii u xidhnayd Dilalkaasi.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka Qaranka Yuusuf Geerash ayaa guddoominayey Maxkamadda Ciidamadda waxaanu soo saaray manta in uu ku cadaaday Cawar Xareed iyo Qarxiye dadkii lagu laayey jidka kalabaydh iyo Dilla u dhaxeeya.

Maxkamaddu waxay Diiday difaacii kooxda iyadoo muddo soo waday dhagaysiga Dacwadan oo aad xaasaasi u ahayd, iyadoo dhagaysatay Markhaatiyo kala duwan oo lala xidhiidhinayey in ay goob joog ka ahaayeen dhacdooynkaasi.

Ehelada kooxda Xukunka lagu riday ayaa Farriinnews.com u sheegay in Looyarada u doodayey Cawar Xareed, Qarxiye iyo labada nin ee kale ay abiil ka qaateen Xukunka lagu riday kooxda ay difaacayeen, waxaanay ku tilmaameen xukunkaasi in aanau tixgelin difaacoodii, iyagoo ku dooday in maxkamaddu aanay eedaysanayaashii kale ee falalkii ka dhacay Seemaal  ee ka soo jeeday dhinaca kale aanay amrin in la soo qabto.

Kooxda Xukunada kala duwan lagu riday ayay dacwadoodu socotay dhawr sano halka ay qaarkood xidhnaayeen illaa wakhtigii Madaxweyne Rayaale.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories