Dawladda Somaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya dib ugu celinayso dadka Somalida ah xeryaha qaxootiga
Somalia(SLPOST)Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaalia ayaa ka hadlay Qoxootiga Soomaaliya ee ku jira xeryaha Xeryaha Qaxootiga Kenya. Kaddib markii dhawaan wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ay shaaca...
Fowziyo Yuusuf Xaaji oo maanta Si Rasmiya loogu dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (SLPOST)Ra'iisul Wasaare kuxigeenkii iyo Wasiiradii Arrimaha dibada Xukuumadii Ra'iisul Wasaare Saacid Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta si rasmi ah uga mid noqotay...
Wakiilkii Ururka SOLJ Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta Xabsiga Loo Taxaabay iyo Cida Ka Danbeysay Qabashadiisa
Hargeysa(SLPOST)Ciidamadda Police ka gobolka Sanaag ayaa saaka xabsiga dhigay Weriyihii tvga Royal Tv,ahna wakiilka ururka saxaafadda ee SOLJ iyo Shabakadda Oodweynenews iyo Wargeyska Waaheen uqaabil...
Agaasimaha Hay’ada Ka Hor-Taga Masiibooyinka Dabiiciga Ah Oo Sheegay Inay Tahli Kari Waayeen Inay Wax Ka Qabashada Ayaxan Ku Habsaday Deegaano Ka Tirsan Somaliland
Hargeysa(SLPOST)-Shir-jaraa'id oo uu maanta Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale ku qabtey magaalada hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in ay waxba...
Agaasimaha Tv-ga Universal Ee Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Aflagaadadii Uu Kula Kacay Dhawaan Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda +Dhageyso
Hargeysa (SLPOST) Agaasimaha Tv-ga Universal Somaliland Max,ed Caabi ayaa manta raaligalin ka bixiyay barnaamij uu xafiiskoodda muqdisho soo diyaariyay 26kii bishan kaas oo lamagac...
Hambalyo Meher Wacan: Khaalid Bile Ciise iyo Sahra Maxamuud Maxamed
Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa Khalid Bile Ciise iyo Marwadiisa Qaaliga ah Sahra Maxamuud Maxamed Oo Maanta oo Taariikhdu tahay 29/3/2014 Meherkoodu ka dhacay...
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Ugu Sareeya Xagga Ciidamada Oo Maanta U Kicitimay Dalka Jabuuti +Dhageyso
Hargeysa(SLPOST)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

