HomeWasiirka Arimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Ugu Sareeya Xagga Ciidamada Oo Maanta U...

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Ugu Sareeya Xagga Ciidamada Oo Maanta U Kicitimay Dalka Jabuuti +Dhageyso

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLPOST)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka.

W-- A- Taliyayaasha

“Runtii sidaad la socotaan dalkan Jabuuti waa dal aynu Saaxiib nahay, aad iyo aadna aynu iskugu dheernahay, markaa waa lagama maarmaan marwalba in laga wada hadlo sidii la isku kaashan lahaa iyo sidii la iskaga war hayn lahaa iyo in Talooyinka la iswaydaarsado.” Ayuu yidhi Wasiir Cali Warancade oo warbaahinta la hadlay intii aanay Madaarka Hargeysa ka dhoofin.

Wasiirka Arimaha Guduhu waxa uu intaasi raaciyay “ Markaa Runtii arimo badan oo ay ka mid tahay dhinaca Nabad galyada, dhinaca iskaashiga Xuduudaha, dhinaca wada shaqaynta iyo sidii loo sii horumarin lahaa wada shaqaynta ayaan u tagaynaa, waana dal aynaan kala maarmi Karin, haddii ay tahay dhinaca labada shacab iyo labada dawladoodba.markaa aad iyo aadbaan ugu faraxsanahay inaanu dawladda jabuuti shirarkaasi la galo”.

Wasiirka oo wax laga waydiiyey muhiimada keentay in madaxda dhinaca amaanka u qaabilsan Somaliland Arimahaasi wakhtigan kala hadlaan Jabuuti wuxuu ku jawaabay “ Waa ahmiyadda Balaadhan ee annaga iyo jabuuti naga dhexaysa awgeed, markaa sidaas ayaanu weftigaasi ugu tagaynaa wixii nabad galyada khuseeyana waanu ka wada hadleen

Halkanka Dhageyso Codka

 

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories