HomeAgaasimaha Hay'ada Ka Hor-Taga Masiibooyinka Dabiiciga Ah Oo Sheegay Inay Tahli Kari...

Agaasimaha Hay’ada Ka Hor-Taga Masiibooyinka Dabiiciga Ah Oo Sheegay Inay Tahli Kari Waayeen Inay Wax Ka Qabashada Ayaxan Ku Habsaday Deegaano Ka Tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLPOST)-Shir-jaraa’id oo uu maanta Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale ku qabtey magaalada hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in ay waxba ka qaban kari waayeen Ayax Xoogan oo mudooyinkii danbe ku sugnaa deegaanada somaliland.

Ayaaxa

Agaasimaha ayaa waxa uu sheegay in ay dadaal badan Galiyeen sidii ay u cidhib tiri lahayeen ayaxaasi balse waxaa uu tibaaxay in ay wax muuqda ka qaban kari waayeen ayaxaasi iyaga oo kaashanaya  Wasaarada Beeraha.

“Wasaarada beeraha Ayaan haysan dawooyinkii lagu biifin lahaa ayaxa taas oo keentay inuu ayaxu macaa soo galo magaalada hargaysa dadka sadaaliya cimilada hawda ayaa sheegay in ayaxa ka badan kii shalay ku hab-saday magaalada hargaysa inuu kusoo wajahan yahay gobolda galbeedka”ayuu yidhi agaasimuhu

Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale oo hadalkiisa si wataa waxaa uu yidhi;

“wasaaradu qorshe dhan ayaa ay uleedahay haw lahaasi ayax baryahan way ku hawlanayeen waa kuwii tagay dhankaasi xeebahana anigu waxaan hubaaba in ay aad iyo aad udadaleen sidii ay arinkani wax uga qaban lahayeen shirar aaanu maalin dhawayd qabanayna waanagii siinay waxaanu talo siin hayne hadaanu nahay Haay’adda ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah.

Arintan ayaa imanaysa ka dib markii maalintii shalay ahayd uu ayax xoogani uu hadheeyey magaalada hargeysa kaasi oo hore ugu sugna deegano ka mida bariga iyo galbeedka somaliland

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories