HomeDawladda Somaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya dib ugu celinayso dadka...

Dawladda Somaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya dib ugu celinayso dadka Somalida ah xeryaha qaxootiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somalia(SLPOST)Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaalia ayaa ka hadlay Qoxootiga Soomaaliya ee ku jira xeryaha Xeryaha Qaxootiga Kenya.

ducaale Beyle

 Kaddib markii dhawaan wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ay shaaca ka qaaday in dib loo celiyo dadka qaxootiga ah ee ku nool magaalooyinka waa weyn ee dalka Kenya,ayaa go’anka waxaa ka soo hor jeesatay dowladda faderaalka Soomaaliya.

Hadal ka soo baxay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya,Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxuu ku sheegay in dowladda Kenya uu ugu baaqayo in qaxootiga ku nool magaalooyinka waawayn ay dib ugu noqdaan xerayaha qaxootiga go’anka ay Kenya ku gartay inuu yahay mid u baahan dib u eegis.

Sidoo kale wasiirku waxaa uu soo hadal qaaday dhinaca dowladda faderaalka Soomaaliya uu wali hagayo heshiiskii dabayaaqadii sanadkii tagay ay gaadheen Soomaaliya, Kenya iyo hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan arrimaha qaxootiha ee UNCHR.

…””‘Waa muhiim in dowladda Kenya ay dib ugu noqoto go’anka ay ku doonayan inay magaalooyinka laga celiyo qaxootiga,balse waxaan cadeynayna inuu wali na heshiiskii ay an wada garnay Kenya iyo hay’adda UNCHR na hagayo ,…”””ayuu yiri wasiir Beyle.

Dhinaca kale waxuu cadeeyey wasiirku inay dhankooda diyaariyeen gudigii laga sugayey sida ku jirtay qodobadii heshiiskii seddex geesoodka ahaa,asago xusay in arrintan qaxootiga 15 bisha soosocota looga hadli doono magaalada Muqdishu.

Qaramad Midoobay iyo qar ka mid ah hay’addaha u dooda xaquuqda aadana ayaa dhinacooda cambaareeyey go’anka ay dowladda Kenya ku doonayso inay dib u celiso qaxootiga magaalooyinka ku nool.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories