Koox la baxay “Somali” oo qalaalse ka dhigay Wabiga ugu weyn ee dalka Myanmar (Burma)
Burma (SLPOST)Koox burcad ah oo la baxday “Ayeyarwady Somali” ayaa faro xun ku haya gadiidka mara wabiga weyn ee “Ayeyarwady” ee ku yaal dalka...
Raysalwasaarihii Liibiya oo baxsaday kadib markii la Casilay
Liibiya (SLPOST) Baarlamaanka Liibiya ayaa xilkii ka xayuubiyey Raysalwasaare Cali Saydan, kadib markii la xaqiijiyey inuu baxsaday Markabkii Shidaalka ee laga lahaa dalka Kuuriyada...
Muwaadinad sarkaal ka tirsan hay’adda Merci Corps ku Eedaysay inuu Kula Kacay Tacaddi Ka Dhan Xuquuqda Aadamaha
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Mercy Corps oo ka mid ah Ururrada Caalamiga ah ee ka hawl-gala Somaliland, ayaa lagu eedeeyey inay hab-dhaqan baalmarsan shuruucda Caalamiga...
Golaha Deegaanka Hargeysa oo ku Gacan-saydhay Wareegto Wasiirka Hawlaha Guud kaga Xayiray ku-takri-falka Dhulka Danta Guud
Hargeysa (SLpost)- Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa iyo illaa Labaatan Xildhibaan oo ka tirsan 25-ka Mudane ee Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa gaashaanka ku dhuftay sharcinnimada...
Hay’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR oo Beesha Caalamka ka dalbatay ka hortaga halista Tahriibka
New York (SLpost)- Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNCHR, ayaa u soo jeedisay beesha caalamka inay diyaariyaan qorshe degdeg ah oo lagaga...
Hargeysa: Kulan Lagaga Hadlay Gebagabada Daraasaadka Iyo Qiimeynta Mashruuca Dhabaha Berbera Corridor
Hargeysa (SLpost)- Kulankii sadexaad ee xubnaha guddida heer Qaran (Regional Steering Committee) ee u xil-saaran ilaalinta mashruuca qandaraaska daraasada iyo qiimeynta kama danbeysta ah...
Madaxweyne Siilaanyo oo ku waabariistay Borama Kuna Hoyday Gobolka xeebta Galbeed Ee Saylac
Boorama(SLPOST)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka ku waaberiistay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaana si laayb leh ugu soo dhoweeyay halkaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

