Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

DHEGAYSO: Xukuumadda Somaliland oo Aas Qaran ku Maamuusaysa Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Aas Qaran ku maamuusayso Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo shalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala...

DHEGAYSO/DAAWO: Dhagax-dhigga Madaxweyne Siilaanyo ee Dekedda Lughaya iyo Bogaadintii Odayaasha iyo Wax-garadka Awdal

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii miisaanka lahaa ee uu hogaaminaayey oo ku guda jira Maalintii labaad Socdaalkoodii shaqo ee Gobolada...

Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 23aad

Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaane Waa maalin Khamiis ah, saacaddu waa shantii galabnimo, taariikhdu waa 19-kii bisha May sannadkii 1960kii. Goobtu waa Gurigii...

Dagaalka Xukumadda Ee Daarran Saaxil – W/Q: Xasan Maxamed Xasan

Tan iyo intii ay taladda waddanka lawareegtay dawladda siilaanyo waxa soo kordhaayay didmadda iyo darreenka shakiga leh ee dawladda iyo dadweynaha reer saaxil soo...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 5aad – Diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha (Boobe Yuusuf Ducaale)

“Maalintaan gacan-qaado, Aan wax garaac is-idhaahdo, Hadba laan ma gammuuro e’, Geedku hays wada raaco e’, Gun hoosaan ku simaa,”   Geeraarka Gelbis, Timacadde, 1960kii, cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 13/3/2014ka, Hargeysa Qormada: 1aad Hordhac Waa Khamiisle-taraar……Waa taxane….Qalinkii...

MEHER WACAN: Weriye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Abdulaahi + SAWIRRO

  Waxaa Maanta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada Lamaanaha isdoortay Cumar Cali Xasan Iyo Hodon Muuse Abdulaahi Munaasibadii Meherka lamaanaha...

Sirdoonka Maraykanka oo weeraray computerada Baarlamanka Maraykanka

USA (SLPOST) Madaxa guddiga golaha Senateka u qaabilsan arrimaha Sirdoonka ayaa shaaciyey in hay’ada sirdoonka Maraykanka CIA ay si qarsoodi ah u weerartay computerada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img