Muqdisho:Saddex qof oo Dil ku Xukunaa Oo Maanta Latoogtay
Muqdisho(SLPOST) Maxkamadda ciidanka Dowladda Federaalka ayaa xukun dil ah hore ugu ridey saddex nin oo ka tirsanaa ciidanka kuwaas oo dil lagu eedeeyey in...
Maxkamadda New York Oo Lagu Soo Bandhigay Suleyman Abu Qayd Cajaladihiisii
NewYork (SLPOST) Maxkamada magaalada New York uga socota Suleyman Abu Qayd oo kamid ahaa kooxda Al Qacida, isla markaana qabay gabadh uu dhalay Osama...
“Waxaan Halkan Ka Cadeynayaa In Aannaan Qaadan Lacagta Soo Martay Dawladda Federaalka Somalia”Wasiirka Qorsheenta DR:-Sacad Cali Shire
Hargeysa (SLPOST)-Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay in baanka Horumarinta Afrika uu ka baxay mawqif ay si wada jir ah labada dhinac hore ugu heshiiyeen...
Diyaaradda Malaysia Airlines oo maalintii afaraad la Dey Deyayo
Malaysia(SLPOST)Waxaa maalinta labaad galay baadi-goobka mid kamid ah diyaaraddaha Shirkadda Malaysia airlines oo si kedis ah loo waayey. Masuuliyinta Dowladda Malaysia ayaa maanta oo talaado...
Dawladda Qadar oo iska difaacday eedaynta uga timid dalalka Khaliijka
France(SLPOST) Dawlada Qadar ayaa jawaab ka bixisay eedayntii uga timid wadamada Sucuudiga, Imaaraadka iyo Baxrayn. Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Qadar Khalid bin Mohamed Al...
Maxamed Saleebaan Tubeec oo ku geeriyoodey dalka Jarmalka
Garman (SLPOST) Maxamed Saleebaan Tubeec oo loo yaqaaney Boqorkii Codka ayaa maanta (salaasa) ku geeriyoodey dalka Jarmalka, halkaas oo uu ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe. Tubeec...
Jaamacadda Carabta oo Mawqif Adag iska taagay Wada-xaajoodka Falastiin iyo Israa’iil
Qaahira (SLpost)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas, ayaa waddamada Jaamacada Carabta taageero uga helay mawqifka maamulkiisa iyo shacabkiisu ka taagan yihiin Waddan Xor ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

