Hargeysa (SLPOST) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradk ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aaney aqbaleyn muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Siilaanyo, isla markaana dawlad ku meelgaadh ah la samayn doono marka ay gaadho wakhtigii doorashadda haddii doorashadu suurogali waydo.

