HomeTaliska AMISOM oo sheegtay in Dhawaan Ku Wajahanyihiin Magaalada Baraawe Oo Al-shabaab...

Taliska AMISOM oo sheegtay in Dhawaan Ku Wajahanyihiin Magaalada Baraawe Oo Al-shabaab U Ah Taliska Guud Ee Awaamiirta Ka Bixiyaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somalia (SLPOST)Taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa sheegay inay ku wajahanyihiin degmada xeebta ku taala ee Baraawe halkaas oo ah goobta ugu muhiimsan ee ay Al-shabaab gacanta ku heyso,

afyeen

AMISOM ayaa sheegtay in qorshaha ay ku doonayaan inay ku qabsadaan degmada Baraawe uu ahaa mid ay dejiyeen ka hor intii aysan qabsan degmada Qoryooley oo ka mid ah degmooyinka ay Al-shabaab kaga sugneyd gobolka Sh/hoose.

“Hadda waxaan ku wajahannahay degmada Baraawe oo ah goob muhiim ah oo ay ku sugantahay Al-shabaab” ayey yiraahdeen saraakiil ka tirsan AMSIOM oo wareysi siiyey taleefishinka Al-jazeera ee xaruntiisu tahay magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Al-shabaab ayaa deegaano dhowr ah looga qabsaday dagaaladii bilowday bishii la soo dhaafay, waxaana degmooyinkaas ka mid ah, Buulo-burte oo gobolka Hiiraan ka tirsan iyo degmooyinka Xudur iyo Waajid oo ka tirsan Bakool iyo Buur-dhuubo oo iyana ka tirsan gobolka Gedo, sidoo kale maalmo ka hor ayaa Al-shabaab laga qabsaday degmada Ceelbuur oo ka mid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee ay ka talinayeen, waxaana marka la isku daro degmooyinka Al-shabaab laga qabsaday ay gaarayaan 10-degmo.

Ciidamada AMISOM oo tiradoodu dhantahay 22,000 oo askari ayaa waxay haatan ka howlgalaan gobolada dhexe iyo kuwa Koonfureed ee Soomaaliya, iyagoo isku dayaya inay Al-shabaab ka saaraan deegaanada ay ka taliso, balse Xarakada Al-shabaab ayaa horay u sheegtay inay iska difaaci doonaan wax walba oo weerar ah oo kaga yimaada ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee isgarabsanaya

Somalilandpost.net

Hargeysa/somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories