HomeKhasaaraha Laba Qarax Oo Caawa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi

Khasaaraha Laba Qarax Oo Caawa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

qaraxNairobi (SLPOST) Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi dalka Kenya oo ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa caawa fiidkii waxaa ka dhacay laba qarax, kuwaasi oo waxyeello ka soo gaadhay dad rayid ah oo ka dhowaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Qaraxyada ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo kala dambeeyay in ka yar toban daqiiqo, iyadoo qaraxa labaad uu geystay qasaaraha ugu badan, waxaana lagu tuuray bam gacmeed goob shaaha laga cabo oo gabdho Soomaaliyeed ay ku ganacsanayeen.

Ciidamada Booliska Kenya oo xidhay nawaaxiga goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa bilaabay baadhitaano la xadhiidha qaraxyada ka dhacay wadada 12-aad ee xaafadda Islii, iyagoona warbaahinta u diiday inay ogaadaan qasaaraha qaraxyada heerka uu gaadhsiisan yahay.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyada ay ku waxyeeloobeen ilaa shan ruux, kuwaasi oo aan la ogeyn xaaladooda in dhaawac soo gaadhay iyo inay goobtaasi ku geeriyoodeen, iyadoo ciidamada Booliska Kenya ay sheegeen inay warbaahinta u gudbinayaan qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories