HomeGuddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Dr’Macaw Ku Tilmaamay In Uu Shuruudahii Buuxin Wayay...

Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Dr’Macaw Ku Tilmaamay In Uu Shuruudahii Buuxin Wayay Somaliand kaga Shaqaysan lahaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLPOST)-Warar sugan oo aanu ka helnay kiiska Dr Macaw iyo Xukuumadda u dhaxeeya ayaa sheegaya in ay guddida Xirfadlayaasha Caafimaadku shalay soo saareen go’aan ah in aanu buuxin shuruudaha u yaala in uu kaga shaqaysan karo Somaliland.

1527133_10203347523153939_1839459772_n

Go’aanka guddida ayaa ka dhigan in uu joojiyo isla markaana faraha kala baxo hawshii baadhiseed ee uu kula kulmayey Bukaanadii isku diiwaangeliyey oo ka badnaa dhawr kun oo Qof, kuwaas oo uu qaarkood maalin galinkeed ku baadhay intii aan shaqada laga joojin.

Ilo wareedyo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa Dr Macaw go’aanka loo dhiibay kadib ayaa sheegaya in kalkaaliyayaashiisa kula jiray mashruuca uu dalka ku yimi Bukaanadii ku wargeliyeen in ay Jigjiga magaalo madaxda Ismaamulka Somalida Itoobiya ku booqan karaan si uu baadhistii laga joojiyey uu halkaas uga sii ambaqaado.

Lama oga waxa ka danbayn doona go’aanka Xukuumadda Somaliland kaga joojisay dhakhtarkan hawshii Caafimaad ee uu Dalka u yimi, hase yeeshee dad badan oo sii odorosay talaabada Xigta eek a dhalan doonta arrintan ayaa u arka haddii ay go’aankaas Xukuumaddu kaga dhabayso in uu Dhakhtar Macaw ka soo jeedsan doono Kililka shanaad oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Dad badan ayaa u arkayey dadka bulkaanka ah ee isku diiwaangaliyey in ay ahayd in aanay bixin lacagta uu ku soo rogay oo dhamayd Afartan Doolar, hase yeeshee dadka imika maqlay go’aanka lagaga saarayo Dalka waxay u arkaan in aanay ka hakan doonin intii hore ee gaadhay ee ay mar kale isku dayi doonaan in ay kaga daba tagi doonaan Jigjiga.

Hadaba   dooda ugu badnayd ee dadweynaha kala duwani ka bixinayaan arrintan ayaa ah saamaynta ay yeelan doonto in Dr Macaw uga soo jeesto Jigjiga.

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories