HomeMadaxweynaha Uganda oo saxeexay sharci ka cadheysiiyay reer galbeedka

Madaxweynaha Uganda oo saxeexay sharci ka cadheysiiyay reer galbeedka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Uganda(SLPOST)Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Moseveni ayaa saxeexay sharci uu bishii December ee sanadkii hore uu ansixiyay Baarlamaanka Uganda, kaasi oo ka dhan ah dadka isku jinsiga ah ee isguursada, sida ragga isguursada iyo dumarka isguursada.

museveni

Dadkii lagu helo in ay jebiyaan sharcigan ayaa lagu ciqaabi doonaa 14 sano oo xadhig ah ama xabsi daa’in, waxayna dowladda Uganda mamnuucidda arrintan ay u cuskatay in aaney qaab nololeed la dooran karo aysan ahayn in dad isku jinsi ah  isguursadaan.

Sharcigan uu saxeexay Madaxweyne Museveni oo laga soo dhaweeyay gudaha Uganda ayaa waxaa  mucaaraddo kala horyimid dowladaha reer galbeedka oo ay ugu horreyso Dowladda Mareykan oo madaxweynaheeda Barack Obama uu sheegay in aaney suurtagal ahayn in Madaxweyne Museveni uu saxeexo sharcigaas. Dowladda Mareykanka ayaa tageerta dowladda Uganda.

Madaxweynaha Uganda ayaa dhawaan wuxuu saxeexay sharci kale oo uu meel-mariyay Baarlamaanka Uganda, kaasi oo ahaa in haweenka aaney qaadin karin Dharka  gaagaaban, waxaana taasi sabab looga dhigay in ay dhiirigelineyso dembiyo ay ka mid yihiin kufsiga dumarka. Haweeneydii lagu helo iyadoo dhargaagaaban  magaalada ku dhex socota ayaa mudan doonta ciqaab ah xabsi 10 sano ah ama in ay  bixiso 10 milyan oo lacagta Uganda ah.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somalilan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories