HomeGuddoomiye Cirro oo ka digay cawaaqib-xumo ka dhalan karta Mooshin Xukuumaddu ka...

Guddoomiye Cirro oo ka digay cawaaqib-xumo ka dhalan karta Mooshin Xukuumaddu ka dhex abaabulayso Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta ka soo laabtay safar gaaban oo uu ku tagay Dalka itoobiya, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo uga digay inay faro-gelin ku samaysay golaha Wakiillada.

Guddoomiye Cirro oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa oo ay ku soo dhaweeyeen xildhibaano tiro badan oo Golaha Wakiillada ka tirsan, ayaa warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee madaarka Hargeysa, waxaanu xukuumadda uga digay mooshin la sheegay inay ka abaabulayso mudaneyaasha golaha Wakiillada.

ciroCabdiraxmaan Cirro waxa uu sheegay Xukuumaddu muddadii ay talada haysay in ay ku mashquushay Golaha Wakiiladda oo ay ilowday qaranimadii, waxaanu hawada u mariyey inay ay faraha kala baxdo Golaha Wakiiladda maamulkiisa oo aan marnaba wax dagaal ah la galin Xukuumadda.

Hadalka Guddoomiye Cirro ayaa u muuqday mid uu ku waajahayo Mooshin Xukuumadda talada haysaa Berri ku keenayso Golaha Wakiilada, kaasoo ay ku doonayso in ay awoodaha Guddoomiye Cirro ku leeyahay Golaha wakiiladda ku bur buriso, taas oo jawaab looga dhigayo tallaabadii uu dhawaan uu ku dhimay awoodihii labada Guddoomiye Ku-xigeen ee ka tirsan Xisbiga Kulmiye.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories