Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Xasan Ciise Jaamac oo sheegay in Siyaasadda Xukuumaddu noqotay Qaybi oo Xukun, Talooyinna Soo jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenkii labaad ee Somaliland Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa sheegay hadday Madaxda bishii hore loo doortay Puntland maanta soo weerari waayaan...

Qaliin dib loogu hagaajinayo wejiga gabadh Reer Somaliland

Brisbane (SLpost)- Gabadh reer Somaliland ah ayaa la sheegay inay fursad u heshay qaliin lacag la’aan ah oo loogu soo hagaajiyo muuqaalka wejigeeda oo...

Shirkad saami dheeraad ah ka iibsatay sahaminta shidaal ee Odweyne Block

London (SLpost)- shirkada sahaminta shidaalka ee Sterling Energy ayaa shaacisay in xukuumada Somaliland aqbashay kordhinta saamigii ay ku lahaayeen block-ga Oodweyne. Shirkada Sterling ayaa baahisay...

Wasiirka Macdanta oo ka warbixiyey Guulo Somaliland uga soo hoyday Shir Caalami ah oo ka dhacay Koonfur Afrika

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu Dalka Koonfurta...

Waa Maxay Maalinta Jacaylka Adduunku (Valentine’s Day), Maxayse Diintu ka Qabtaa? – W/Q: Mustafe Abiib

Waa ayo Valentine? Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day? Maxay ka qabtaa Diinteenu Islaamkeenu? بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم و رحمة الله و بركاته الحمد لله رب العالمين...

DHEGAYSO: “Haddii ay Madaxda Puntland Maanta soo weerari waayaan Somaliland cid dambe oo reer Puntland ah oo soo weerari kartaa ma jirto…”

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenkii labaad ee Somaliland Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa sheegay hadday Madaxda bishii hore loo doortay Puntland maanta soo weerari waayaan...

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.IIaad)

Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxaa saldhig u ah dareen-wadareed qoto dheer oo ku abuuran bulshada oo ay guud ahaanba ka siman-yihiin, kaasoo muwaadin walba...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img