HomeQaliin dib loogu hagaajinayo wejiga gabadh Reer Somaliland

Qaliin dib loogu hagaajinayo wejiga gabadh Reer Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

ayaan mohamedBrisbane (SLpost)- Gabadh reer Somaliland ah ayaa la sheegay inay fursad u heshay qaliin lacag la’aan ah oo loogu soo hagaajiyo muuqaalka wejigeeda oo hore xabad ka haleeshay xilligii dagaalada rajiimkii Siyaad Barre.

Gabadhan oo lagu magacaabo Ayaan Maxamed oo 25 jir ah ayaa la sheegay in dhibaatada muuqaalka isbedelay ee wajigeeda u dheerayd dhibaato ka haysatay cuntada, cabitaanka iyo isku qabadka isheeda midig.

Adna Adan ismaaciil oo wehelin doonta gabadhan ayaa la sheegay inay u socdaali doonto magaalada Brisbane wiiga soo socda, si qaliin loogu hagaajinayo wejigeeda loogu sameeyo, taasoo u saamaxday taageerida ururo, qaadhaan bixiyeyaal iyo khubarada caasimada Queensland.

Agaasimaha cusbitaalka Wesley Hospital Luis Prado ayaa sheegay inay kafaala qaadeen kharashka jiifka, qolka qaliinka iyo kharashaadka kale ku baxaya gabadhan.

“Marwo Adna dedaalkeeda bani’aadminimo, kartida bulshada halkan joogta iyo dibedaha isugeyntooda ayaa dhalisay in Ayaan timaado Brisbane,” ayuu Dr Prado sheegay.

Qaliinkan oo la filayo in 22 bishan loo sameeyo Ayaan ayaa qaatay muddo dheer, ka dib markii xukuumada dalkaasi u diiday fiise caafimaad bishii March sannadkii hore.

Wasiirka Socdaalka, Scott Morrison ayaa aakhirkii ogolaatay dalabka fiisaheeda, ka dib markii mar labaad dalabkeeda fiise loo xareeyey bishii Oktoobar sannadkii hore.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories