HomeMaxkamad ku taalla Congo oo xabsi daa’in ku xukuntay Nin British ah

Maxkamad ku taalla Congo oo xabsi daa’in ku xukuntay Nin British ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Congo(SLPOST)Maxkamad ku taalla dalka Congo ayaa ku xukuntay xabsi daa’in nin haysta labo dhalasho oo ah Britain iyo Norway kadib markii uu dilay nin saaxiibkii sanadkii hore.

kongoo-3

Ninka oo lagu magacaabo Joshua French ayaa la sheegay in uu qol xabsiga kuwada xidhnaayeen ku dhex dilay saaxiibkii oo Norwegian ah laguna magacaabo Tjostolv Moland, balse waa u beeniyey markii maxkamad la horgeeyay.

Labadooda waxaa lagu xukumay dil toogasho sanadkii 2009 kadib markii lagu eedeeyay in ay jaajus ahaayeen markii laga qabtay gudaha Congo ayna sidoo kale dileen dareewalkoodi oo reer Congo ahaa.

Xafiiska arrimaha dibadda ee UK ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda Caafimaad ee Mr French, waxayna sheegeen in si dhow ula socon doonaan oo ay kiiskiisa kala xaajoon doonaan masuuliyinta Congo. Waxaa la sheegay xanuun dhanka maskaxda uu hayey markii maxkamad la horgeeyay.

Labada nin ayaa u shaqeynayay Shirkado gaar ah oo qaabilsan arrimaha amaanka oo ku yaalla Africa, waxaana ay sheegeen markii la qabtay in ay Congo u joogeen sahan oo ay donayeen in ay ka furtaan Shirkad iyagu leeyihin oo qaabilsan arrimaha amaanka. Balse Dowladda Congo ayaa ku eedeysay in ay hawlo basaasnimo u joogeen.

 

Somalilandpost.net

editsomalilandpost.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories