Muwaadin ka hadlay Ciidamo Boolis ah oo Ku Rasaaseeyey Hawl-gal ay ku qaadeen Gurigooda
Hargeysa (SLpost)- Muwaadin Idiris Dayib Cabdi oo kamid ah Dhalinyarada Somaliland ee deggen Hargeysa, ayaa sheegay in askar Hubaysani ay maanta duhurkii Ku soo...
Qiimaha Biyaha – W/Q: Cabdifataax
Biyuhu Waa nolol,Noloshuna waa Biyo Ayaad Maqashaa.Biyuhu iyaga ayaa ka qaalisan kana horeeya Shidaalka oo aan maanta garaneynu sida uu Aduunka ugu yahay wax...
La Talinta Toosan Ayaa Hogaamin Suubin Laga Dhaxlaa – W/Q: Fouad Abdisalam
Hogaanka suuban ee allah ka sakow umadi u doorato in u hogaamiyo waxaa saran uu umadaas si samafal iyo cadaalad ah oo allah ku...
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Warbixin-sannadeedkiisa ku soo Bandhigay Tacaddiyada kala Geddisan ee lagu kacay Warbaahinta Madaxa-bannaan
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa warbixin sannadeed uu maanta soo saaray ku soo bandhigay tirada tacaddiyada kala geddisan ee Xukuumadda Madaxweyne...
Saaxada Fanka Iyo Xidigihii Qurxiyay TV-ga Qaranka! By: M. Sh. Cumar – Tafatiraha Wargeyska Saxafi
Fannaanka in la ogaado Magaciisa/Magaceedda, in lagu xidhmo dhegaysigooda, dabadeed la qabatimo sidii balwadda oo la xiiseeyaa wax howl-yar ma aha, mana jiro heesaa...
Xisbiga WADDANI oo sheegay inaanay Aqoonsan Doonin Natiijo Kasta oo ka soo baxda Wada-hadalladda Somaliland iyo Somaliya
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaabka ay xukuumaddu u maamushay ka qaybgalka wada-hadalada Somaliland iyo Somalia,...
Hargeysa: Mudaharaad ka Dhashay Hawl-gal Ciidamo Sameeyeen Xaafadda Xawaadle
Hargeysa (SLpost)- Ciidamo Boolis ah ooh awl-gal bartilmeedsan u socday, ayaa saaka subaxnimadii ka dul-dagay isla markaana xoog ku galay guri ku yaala xaafadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

