Dharaarihii Steve iyo Dhalanrogga Qurbaha
Walaalkay dhab iyo Dhiigaygiiyoow Dhofkiinu wuu Igu dheeryahayee Wax idin dhiba Illaah Ha idin dhaafiyo Dhulkii hooyo waa kanee Dhaqashaduna waa meel Dhalashaduna waa meel Waydin dhaariyeee Ha is dhalan rogina Codkii Maxamed Mooge...
Afsoomaaliga Iyo Teknoloojiyada – W/Q: Cabdalla Xaaji Cusmaan
Sannadkii 1972kii markii la hirgeliyey qoraalka Afsoomaaliga waxa suura galay in la diiwaan geliyo suugaanta iyo dhaqanka hodanka ah ee aynnu ku faanno, hawshaa...
Afrika iyo Dimuqraadiyadda – W/Q: MAC
Waddamada qaarada Afrika waxay soo mareen xaalado badan oo kala duwan oo aynu hore u soo falanqaynay sidaasi awgeed doorarkii iyo isbadaladii horumarineed ay...
Cunista Cuntada Waddaniga Ah Oo Hargeysa Ku Soo Badanaysa Iyo Faa’idadeeda – WARBIXIN (Cabdishakuur Maxamuud)
Cunista cuntada waddaniga ah ayaa muddooyinkan danbe ku soo badanaysa magaalada Hargeysa. Marka aad tagto meelaha lagu sameeyo cunto waddanida ee ku yaalla suuqyada...
Cuqaal Iyo Waxgarad Xukuumadda ugu Baaqay Ka Hortagga dhibaato ka soo fool-lejh Deegaanada Waqooyiga Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Cuqaasha Deeganada Woqooyiga Hargeysa ilaa xeebta oo isku soo bax ballaadhan ka sameeyey shalay deegaanadaasi, ayaa xukuumadda Somaliland baaq cabasho...
Somaliland Oo shaacisay In wada hadaladii u socday Soomaaliya ka furmayaan turkiga
Hargaysa (SLpost)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ay dalka Turkiga...
OODWEYNE: Soo-dhawayntii Weftiga Wasiir Xirsi, Bilowgii Ubucda ismaandhaafka iyo Khasaare ka dhashay Mudaharaad Dad Gadoodsani kala hortageen (DAAWO)
Oodweyne (SLpost)- Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan kana Mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga Md...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

