Hidde-raac: Hilin-sooyaalka iyo Hawraarta Hal-abuur Hargeysaawi, Qaybta 8aad
Waxa aynu qormadan 8aad ee Hidde-raac: Hilin-sooyaalka iyo Hawraarta Hal-abuur Hargeysaawi ku soo qaadanaynaa tix magaceedu yahay hilin toosan oo curatay gu’gii 2006-da. Maansadan Abwaan...
Doorashadii Dallada SONYO iyo Farro Galintii Xukumadu ku Sameysay – W/Q: Cabdiraxmaan Isbatoore ~ (Q.1aad)
Waa Qormo Taxane ah oo Tooshka ku Ifinaysa Farro Galintii Qaawan ee Xukumada Madaxweyne Siillanyo ku sameysay Dallada Dhalinayarada Somaliland ee SONYO, Wakhtigii uu Socday...
Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) – Qormada: 2aad. Qalinkii Mud. Boobe Yuusuf Ducaale
“Dan Soomaaliyeed lama hayee, waa dabbaal kale e’, Shacbigii dagaalka u gala, daadsan suuqyada e’, Danbarkeedi Maandeeq nimaan, doonin baa dhamaye, Dastuur iyo qawaaniin ayaan, cidina doon-doonin, Ninnaan...
XEER-DEJIN IYO XUKUUMAD IS-XANBAAR AH: GORFAYNTA XEERKA SIR-DOONKA QARANKA: XAKAMAYNTA QAWLKA IYO QALINKA BOOBE YUUSUF DUCAALE (QORMADII 1-AAD)
“Waa Qormooyin Kooban Oo Taxane Ah Oo Aan Dadwaynaha Ku Hoga-Tusaalaynayo Inaynaan Maanta Nooleyn Xiligadii Siyaad Barre Ee Dadka La Xuuraami Jiray Ee La...
Shir-guddoonka Wakiillada oo Doorashadii Deegaanka ku tilmaamay tii ugu Xumeyd iyo Guddi Golahaas ka Kooban oo Qiimeynaya Khaladaadkeedii
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax , ayaa sheegay in doorashadii ugu dhibaatada badnayd ee dalka soo...
Guddida Cadaaladda oo Isku-shaandheyn iyo Magacaabis ku Sameeyay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Qaarkood
Hargeysa (SLpost)- Gudida Cadaalladda Somaliland ayaa maanta isku shaan-dheyn balaadhan ku sameeyay Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Goboladda galbeedka oo ay isku bed-bedaleen. Waxa sidaas lagu sheegay digreeto...
Wasiirka Maaliyadda oo ka Warbixiyey Heshiis is-afgarad oo Dhexmaray Shirkadaha Qaadka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa faahfaahin ka bixiyay is afgarad dhex maray Wasaaradda Maaliyadda iyo Shirkadaha ka ganacsada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

