HomeAafada Ka-Ganacsiga Dhulka oo Xukuumaddu u Aqoonsatay Mushkiladaha Cadaaladeed ee ugu...

Aafada Ka-Ganacsiga Dhulka oo Xukuumaddu u Aqoonsatay Mushkiladaha Cadaaladeed ee ugu badan Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa mushkiladda cadaaladeed ee dalka ugu badan ku tilmaamay ka-ganacsiga dhulka iyo inuu Gacanta ugu jiro Shacabka oo murankiisa mararka qaarkood amni-darro sababo.

Md Xuseen Axmed Caydiid oo maanta ka hadlayey munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Maayirkii hore iyo Maayirka Cusub ee caasimadda Hargeysa, ayaa sheegay mushkiladaha cadaaladeed ee dalka ka taagan ay ugu badan tahay arrimaha dhulka oo uu ku tilmaamay Ilo dhaqaale laga raadsado.

Xuseen Axmed CaydiidWasiirka oo ka hadlaya mushkiladaha ka taagan dhulka, waxa uu yidhi, “Waxa weeye Mushkiladaha Cadaaladeed ee Dalka ka taagan waxa ugu badan waa arrimaha dhulka , waxaana gacanta ku haysa inta badan Dawladda hoose.Dhulka waxa uu noqday ganacsi iyo ilo-dhaqaale laga raadiyo oo wax Nin walba uu qabsado ayuu noqday oo uu wax ka kalena ku sii qabsado, waxaana ka taagan dacwado aan dhamaanayn. Waxaan leeyahay dhulka ha loo raaco xeerarkiisa nambar 17 oo aynu isku dayno in mushkiladaha dhulka ee Dadwaynuhu isku haystaan oo waxa Maxkamadeheena wareeriyay ee marar badan keena xaalad meel adag gaadha  waa dhulka, taasna aynu aad uga tababushaysano oo aynu sugno qofka xaqa u leh Dhulka.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories