HomeKal-fadhiga 49aad ee Golaha Guurtida oo Furmay iyo Nuxurka Qodobbada Ajandaha ku...

Kal-fadhiga 49aad ee Golaha Guurtida oo Furmay iyo Nuxurka Qodobbada Ajandaha ku Jira

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

golaha guurtida

Hargeysa (SLpost)- Xildhibanaadda Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta guddo-galay kafadhiga 49-aad ee Golahaasi, ka dib markii ay in Mudo ah ku maqnaayeen Fasixii Caadiga ahaa.

Kulanka maanta oo ka qabsoomay Aqalka Golaha Guurtida Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Guud ee Golahaasi ayaa waxa shir Gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka 3-aad Mudane Saciid Jaamac Cali, waxana Mudanayaasha looq aybiyey Ajandaha kal fadhiga 49-aad ee Golahaasi.

Qodobada uu ka kooban yahay Ajandaha Golaha Guurtida ayaa waxay ka mid ah:

1. War-bixinta shir-gudoonka.

2. War-bixinta Gudida joogtada ah.

3. Siyaasadda:-

  • Gudaha
  • Dibada

4.Nabad-galyada iyo Horumarinta

1. Qiimaynta Doorashadii golayaasha Deegaanka

5. Arimaha Bulshada

1. Arimaha Garsoorka

6. Xog-waraysi lala yeesho Masuuliyiintani:-

1. Wasiirka Arimaha Gudaha

2. Wasiirka Cadaalada

3. Wasiirka Gaashaan-dhiga

4. Wasiirka War-faafinta.

7. Wax-yaabo kale (Any other Business).

Dhinaca kale Xildhibaan Ibraahim Aw-nuur Jiciir oo ka mida Mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa maanta Shir Gudoonka Golahaasi u dhiibay Istiqaalada Xubinimada Golaha. waxa uu sheegay in xaalad caafimaad darteed aanu Gudan karin shaqada golaha, islamarkaana uu u baahan yahay in laga Aqbalo Istaqaalada.

Mudanayaasha Golaha ayaa Cod u qaaday Aqbalida Istaqaalada Xildhibaanku soo gudbiyay waxaana Ogolaaday 49 Mudane oo ka mida 50 Mudane oo fadhiga golaha ka soo xaadiray, waxaa ka Aamusay hal mudane cid diiayna ma jirin sidaas ayayna ku Ansaxday in uu jagadaasi ka tago Xildhibaan Ibraahim Aw-nuur Jiciir.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories