Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxay ku Fashilantay Siyaasada Arrimaha Dibeda iyo Rejadii Aqoonsiga Oo god Ku Dhacday – W/Q: Cabdicasiis Bashiir

Tan iyo markii ay xukuumada madaxweyne siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa waxaa soo baxay dhaliilo fara badan oo looga jeedinayaya inay ka gaabisay...

Qaran mise Qabiil – W/Q: Cabdirisaaq Askar

Qaranimada sahal laguma keenin dad baa  dhiigoodii hurey, kuna bixiyey  hantidoodii, kartidoodii,  iyo weliba naftoodii qaaliga ahayd, iyagoo isku duubana ka doortey midnimo iyo...

[DAAWO] – Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo SOMALI CHANNEL la yeeshay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

London (SLpost)- Akhristayaal ku soo dhawadaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka Somali Chanel la yeeshay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Warsame...

Caalin Baad Is Moodee ,Cirka Maadigaa Tagay (Jawaabtii heestii dhaglas ee cusbeyd)

Heestan 'Caalin Baad Is Moodee ,Cirka Maadigaa Tagay', Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag. Cad kuwaad wadaagtaan Cadaw...

CILMI (Hees Cusub): Ereyadii Abwaan Dhaglas iyo codkii Fadxiya Fiska

Heestan oo la magac-baxday CILMI, waxa erayadeeda sameeyey Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas, Laxankii Cabdiwahaab Aw-Faarax iyo Laxankii Maxamed Karaama. Waxa codkeeda macaan ku qaadaysa...

Awoodda Iyo Karaamada Qaranimada Somaliland Waxa Leh Shacbiga – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Dalkan jamhuuriyada somaliland waxa uu ku dhisan yahay kuna yahay qaran madax-banaan rabitaanka shacbiga oo ay go'aan shacbi ku gaadheen isagoo dastuur ay ku...

Beesha Ciise oo ku Gacan-saydhay Qorshe Xukuumaddu ula tagtay si Xal looga Gaadho Khilaafka Degmada Saylac

Saylac (SLpost)- Beesha Ciise oo ka mid ah labada beelood ee isku haya hoggaanka Golaha Deegaanka Degmada Saylac, ayaa ku gacan-saydhay qorshe xukuumaddu ula...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img