HEES CUSUB oo loo Sameeyey Golaha Guurtida Somaliland (DAAWO)
Waa hees Cusub oo uu Sameeyey Abwaanka Da'da yar 'Abwaan Axmed Fartaag'. Waa codkii, Duubistii iyo Miyuusiggii Cabdirashiid Cali Xamari', Farsamadii Liibaan Xaaji Fagadhe....
Maamulka cusub Caasimada Hargeysa ma guulaysan doonaan inay Dab-demisyo u sameeyaan khatarta Meheradaha & Guryaha ku gubta Magaalada
Ascww, Waxaa markasta dhacda in masiibo dab ahi ka kacdo ama ay ku habsato guud ahaanba S/land gaar ahaan caasimada hargeysa , ka ddib uu...
Shir-guddoonka Wakiillada oo ka hadlay Saamaynta ay Somaliland ku leedahay Aqoonsiga Maraykanku siiyey Dawladda Somalia
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cali Yuusuf Axmed, ayaa ka hadlay aqoonsiga dawladda Maraykanku siisay Soomaaliya, waxaanu sheegay in...
Hoggaamiye Xisbi oo DIRQI kaga badbadaaday Isku-day Dil lala beegsaday (DAAWO VIDEO)
Sofia (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga DPS ee dalka Bulgaria Ahmet Doğan ayaa dirqi kaga badbaaday isku-day Dil oo lala beegsaday isaga oo Khudbad ka jeedinaya...
Somali News
Guddida Wanaag-Farista oo Warbixin ay U jeediyeen Golaha Guurtida Ku Bandhigay Halista Maandooriyaha iyo Carruurta Darbi-jiifka ah oo Dalka ku soo badanaya
Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan ka-reebista Somaliland, ayaa maanta Golaha Guurtida faahfaahin ka siiyey hawl-qabadyadii u dambeeyey iyo tallaabooyinka wax-ku-oolka ah ee...
The Road to Economic Development; the case for Somaliland – By: Mustafa M. Aw-Jama
This work tries to pave the way for the achievement of a sustainable economic growth by taking into account the current position of the...
Taliska Booliska oo Faahfaahiyey Shixnad Maandooriye ah oo ay Gacanta ku Dhigeen
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolka Maroodijeex ayaa hawlgal balaadhan oo ay fuliyen ka bacdi waxay gacanta ku dhigeen 900 Liter oo khamri...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

