Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay aqoonsiga Maraykanku siiyey Dawladda Somalia
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay Aqoonsiga Maraykanku siiyey Dawladda Somalia oo ay ku tilmaantay mid aan waxba ka beddelayn isla markaana aanay...
Saldhiggii Aqoonta (Maanso) – W/T: Sacad M. Gadhle
Maansadan waxaa curiyay suxufiga halabuurka ah ee Sacad X. Maxamuud Gadhle magaceedana waxaa la yidhaa (saldhigii aqoonta) waa maanso aan u arko inay xambaarsantahay...
Qiimeynta Wasiiradaha Qaranka: Horumarka Dalka iyo Damanaanta Dadka – W/Q: Cabdiraxmaan Muuse
Waxa tan iyo maalintii lagu wareejiyay xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)dalka ka socda horumar dhinacyo badan taabanaya kaasi oo ay ka mid yihiin,Dhisida wadooyinka,Biriishyadda,Iskuuladda,deyrarka wasaaradaha, Kordhinta mushaharka Ciidamadda,Shaqaalaha Dawladda Iwm.
Meherkii Qarniga + Munaasibad Kulmisay Shaqsiyaad Miisan Culus Iyo Bahda Warbaahinta Gobolka Sanaag Oo Hambalyo Udiray
Waxaa Maanta Hotel Barwaaqo ee Magaalada Burco Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada, Lamaanaha isdoortay Mudane Axmed Yousof Cabdulaahi(Joofane) iyo Sabaax Muuse Faarax. Munaasibadii Meherka lamaanaha...
MEHER WACAN: Cabdiqaadir Nuur Xaaji Baxnaan Iyo Shamza Ahmed Barre
1. Nasir Yusuf Dahir (Nazir Nazka) 2. Sahal Ahmed Mohamed 3. Khaire Ahmed Aw Adan 4. Ahmed Abdilahi Kastar 5. Mohamed Abdilahi Warsame 6. Saed Ismail Mohamed 7. Sahal Maxamuud...
‘Dual Track Policy’ Saamayn Ma Ku Heelan Karaa Hannaanka Beesha Caalamku Somaliland Ula Macaamisho – W/Q: Cabdilaahi Caarshe
Dual Track Policy, waa formula ama nidaamkii ay dowlada maraykanku deeqa dhaqaale ugu qayb jirtey maamulada ka dhisan soomaliya oo ay ku jirto Somaliland...
Wasiirka Madaxtooyada iyo maareeyaha Dekedda Berbera oo Dalka ku soo laabtay iyo Nuxurka Heshiis ay ku soo Galeen Dalka Imaaraadka Carabta
Berbera (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu weheliyo Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Xoor-xoor, ayaa maanta dalka dib...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

